Aqoonyahan cabdiraxman xasan muuse maxamed

Aqoonyahan cabdiraxman xasan muuse maxamed

Share

WAA PAGE KA DHABTA AH EE AQOONYAHAN CABDIRAXMAN XASAN MUUSE MAXAMED waa page ka dhabta ah ee Cabdiraxman Xasan Muuse Maxamed

Photos from Aqoonyahan cabdiraxman xasan muuse maxamed's post 24/07/2024

Hambalyo Hambalyo Waxan Halkan Tahniyad iyo Hambalyo qaaliya Hawada u marinayaa sxky/wllky Iyo Marwadiisa qaaliga ah Mustafe Abdilahi Nour iyo Abdilahi Abdi oo maalinta 26ka bishan meherkodu ka qabsoomi doona Magalada Borama gaar ahaan Rays Hotel ilaahay reerka cusub ha barakeeyo waxan ugu ducaynayaa ducadii rasuulka scw(بَارَكَ اللَّهُ لَكَ، وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ)

23/06/2024

Hambalyo Xogyaha Fulinta dawlad Hoose Deg, Borama Axmed Dahir Ali[AHMED WALI] Eebe Hakugu Asturo xilka Culus Ee Laguu Igmadey.

Photos from Aqoonyahan cabdiraxman xasan muuse maxamed's post 18/04/2024

Hamblyo hamblyo wlky Abubakar Aden Jamac iyo dumashiday ali elmi Reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khayrle kala hela 🤴💍👸❤️👑
Waxanan idinku ducaynayaa ducadii Rasuulka Scw
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير.

24/02/2024

Sxbky. Wllky. Eng. apdi cise. ( ) Iyo marwadis. ( ). Maxamed noqda ul iyo diirkeed

24/02/2024
24/02/2024

💍Hambalyo hampalyo🎊💍💍 Aroos wacan 🥰 #‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ #

Hambalyo Hambalyo Hambalyo, Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax waxaan hambalyo farxadeed oo aan qoraal lagu soo koobi karin halkan uga dirayaa wllkey zxbkey. manta Cabdi Ciise iyo maxamed maxamuud 🎉🎊

‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ

26/07/2023

Jaamacada quraanka 1 dolar oo aad ku darsato waligaa inta wax lagu dhiganyo way ku soconaysaa ee aynu ka qayb qaadano

09/07/2023

Allaha U Naxariisto Adeero Xuseen Aadan maydhane oo hada ku geeriyooday magalada borama Samir Iyo Iimaan Saadiqa Allaha Ka Siiyo Ehelka Gaar ahaan saxabaday oo uu ahaa Aabohod Wariye Imraan Mukhtar Hussien Adan Sulayman Hussein Adam Iyo Isuduwe Dr mustafe Maydhane.

17/10/2022

Qiso ku cibro qaadasho mudan

14/10/2022

Qisas yaaab leh

14/10/2022

Kan waa pagekayga dhabtaa

Want your school to be the top-listed School/college in Burao?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Saylada Xoolha
Burao