30/04/2026
𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬
Waxa la ogaysiinayaa dhammaan macallimiinta, waalidiinta, ardayda iyo guud ahaan shaqaalaha dugsiga in maalinta 𝗦𝗔𝗕𝗧𝗜𝗗𝗔 oo ah 02/05/2026 dugsigu uu yahay 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫. Waxa keenay fasaxa in ay ku beegan tahay 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚. Waxa Dugsiga dib loogu soo laaban doonaa maalinta 𝐀𝐗𝐀𝐃𝐃𝐀 ah oo ku beegan 03-05-2026.
@ 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚.
Tel: 063-4444453/ 063-4434933
23/03/2026
𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦
-----------------------------------------------------------------------
𝐒𝐎𝐎 𝐍𝐎𝐐𝐎𝐒𝐇𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍
-----------------------------------------------------------------------
Dhammaan ardayda, macalimiinta iyo shaqaale waynaha dugsiga 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥 waxa la ogaysiinayaa in ay dib inoogu furantay 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 uuna inoo dhammaaday fasaxii aynu kusoo jirnay. Waxa lagu soo laabanayaa dugsiga 𝐁𝐞𝐫𝐫𝐢 oo 𝗦𝗔𝗟𝗔𝗔𝗦𝗔 ah 24-03-2026. 𝐅𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝 𝐤𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚.
🅦︎🅔︎🅛︎🅒︎🅞︎🅜︎🅔︎ 🅑︎🅐︎🅒︎🅚︎
@ 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚
19/03/2026
𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢
Waxa aan hambalyada la wadaagaynaa dhammaan Umadda Muslim-ka ah gaar ahaan kuwa Soomaalida munaasibada 𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹-𝗙𝗶𝘁𝗿𝗶 awgeed, waxa aan Alle ka rajaynaynaa in uu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo samaynay bishii barakaysnayd ee Ramadan.
𝗙𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗰𝗶𝗶𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝗻𝗯𝗮.
عيد مبارك كل عام وانتم باالخير
@ 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚.
Tel: 063-4444453 / 063-4434933