Sheikh Ibraahim Schools

Sheikh Ibraahim Schools

Share

Waa bogga rasmiga ah ee dugsiyada Sheikh Ibraahim schools ku leeyahay bartan Facebook.

26/05/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤🐏
Maamulka, macallimiinta iyo shaqaale weynaha dugsiyada Sheikh Ibraahin waxa ay hambalyo u dirayaan dhammaanba Shucuubta Muslimka ah gaar ahaan Shacab weynaha Jamhuuriyadda Somaliland Munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed.

Allah waxaan ka baryaynaa inuu ciiddan Ciiddeeda inagu gaadhsiiyo caafimaad-qab iyo camal wanaagsan. Ciid Mubaarak
(تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال)

Dugsiyadeenna waxa dib loogu soo laabanayaa
Sabtida, 30 May, 2026.

Sheikh Ibraahim Schools
Xafiiska Warbaahinta iyo xidhiidhka Dadweynaha dugsiyada Sheikh Ibraahin.

25/05/2026

📢 𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛.

Maamulka Dugsiyada Sheikh Ibraahim Schools wuxuu ku wargelinayaa dhammaan 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮, 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮, 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 in maalinta berri oo 𝗦𝗮𝗹𝗮𝗮𝘀𝗮 ah uu dugsigu fasax yahay.

24/05/2026

Sheikh Ibraahim Schools –𝗙𝗶𝗻𝗮𝗹-𝗧𝗲𝗿𝗺 𝗘𝘅𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻
𝗗𝗮𝘆 𝟬𝟵

𝙁𝙂: 𝘼𝙧𝙙𝙖𝙮 𝙠𝙖𝙨𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙞𝙣 𝙪𝙪 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙢𝙩𝙞𝙭𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙡𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙤.

23/05/2026

Sheikh Ibraahim Schools –𝗙𝗶𝗻𝗮𝗹-𝗧𝗲𝗿𝗺 𝗘𝘅𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻
𝗗𝗮𝘆 𝟬𝟴

𝙁𝙂: 𝘼𝙧𝙙𝙖𝙮 𝙠𝙖𝙨𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙞𝙣 𝙪𝙪 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙢𝙩𝙞𝙭𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙡𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙤.

22/05/2026

Sheikh Ibraahim Schools –𝗙𝗶𝗻𝗮𝗹-𝗧𝗲𝗿𝗺 𝗘𝘅𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻
𝗗𝗮𝘆 𝟬𝟳

𝙁𝙂: 𝘼𝙧𝙙𝙖𝙮 𝙠𝙖𝙨𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙞𝙣 𝙪𝙪 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙢𝙩𝙞𝙭𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙡𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙤.

19/05/2026

Sheikh Ibraahim Schools –𝗙𝗶𝗻𝗮𝗹-𝗧𝗲𝗿𝗺 𝗘𝘅𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻
𝗗𝗮𝘆 𝟎𝟔

𝙁𝙂: 𝘼𝙧𝙙𝙖𝙮 𝙠𝙖𝙨𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙞𝙣 𝙪𝙪 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙢𝙩𝙞𝙭𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙡𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙤.

17/05/2026

Daqiiqadihii ugu Danbeeyay! ee Diyaar garowga 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐊𝐆-𝐠𝐚.
𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝟏𝟖𝐭𝐡 𝐌𝐚𝐲 𝐋𝐚𝐧𝐝𝐞𝐫𝐬💚🤍❤️

Halkeed Berri ku xusi 18May?

17/05/2026

Kelmad Dardaraan ah oo Maamule Cabdisalaan uu ujeediyay Ardayda gelinka danbe ee Sannadkan u fadhiisanaya Imtixaanka Qaranka

16/05/2026

Sheikh Ibraahim Schools –𝗙𝗶𝗻𝗮𝗹-𝗧𝗲𝗿𝗺 𝗘𝘅𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻
𝗗𝗮𝘆 𝟬𝟱

𝙁𝙂: 𝘼𝙧𝙙𝙖𝙮 𝙠𝙖𝙨𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙞𝙣 𝙪𝙪 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙢𝙩𝙞𝙭𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙡𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙤.

15/05/2026

Sheikh Ibraahim Schools –𝗙𝗶𝗻𝗮𝗹-𝗧𝗲𝗿𝗺 𝗘𝘅𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻
𝗗𝗮𝘆 𝟬𝟰

𝙁𝙂: 𝘼𝙧𝙙𝙖𝙮 𝙠𝙖𝙨𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙞𝙣 𝙪𝙪 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙢𝙩𝙞𝙭𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙡𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙤.

12/05/2026

Sheikh Ibraahim Schools –𝗙𝗶𝗻𝗮𝗹-𝗧𝗲𝗿𝗺 𝗘𝘅𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻
𝗗𝗮𝘆 𝟬𝟯

𝙁𝙂: 𝘼𝙧𝙙𝙖𝙮 𝙠𝙖𝙨𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙞𝙣 𝙪𝙪 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙢𝙩𝙞𝙭𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙡𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙤.

Want your school to be the top-listed School/college in Burao?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Wadada Xaafada October Agagaarka Saldhiga Aadan Saleeban Ama Waxa Uu Dhanka Koonfur Kaxigaa Karoonka Kubadda Cagta Ee ALAMZEY Stadium
Burao

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:30
Tuesday 06:30 - 17:00
Wednesday 06:30 - 17:00
Thursday 06:30 - 17:00
Saturday 06:30 - 17:00
Sunday 06:30 - 17:00