مدرسة خالد بن الوليد الإبتدائية ولإعدادية

مدرسة خالد بن الوليد الإبتدائية ولإعدادية

Share

iskuulka khalid binu waliid waxa uu kuu hayaa waxbaraho dhamaystiran oo kala aha fasalada 1-8 oo leh hablo iyo inamo iyo manhaj tayaysan carabi iyo english

05/10/2020

Maalinta caalamiga ah ee barayaasha.
Hambalyo dhammaan barayaasha, allah ha idinka abaaliyo shaqada adag ee aad ummadda u haysaan.

Photos from ‎مدرسة خالد بن الوليد الإبتدائية ولإعدادية‎'s post 10/09/2020

Waxa hadda socda tartan u dhaxeeya fasalada 7aad iyo 6aad, ee iskuulka khaalid binu waliid.
Waxaanay guushu raacdey fasalka 7aad.
Aad ayay umahadsanyihiin ardayda tartanka ka qayb qaadatay.
📷: qaar kamid ah ardayda tartamayaasha ahaa.

08/08/2020

Halganka noloshu waxa ay ka bilaabantaa isla talaabadaas.
Subax wanaagsan.
Sooroga/xagaa-madoobe/2020
Sabti/August/2020

04/08/2020

Subax wanaagsan.
Maanta oo ah salaasa bishuna tahay 4/August/2020, waxa si toos ah uga bilaabantay iskuulka khaalid binu waliid waxbarashadii, iyada oo fasax afar bilood iyo badh ah lagu kala maqnaa, sidoo kale waxaa kasocota xarunta iskuulka is diiwaan galinta iyo qaadashada ardayda cusub,
Fadlan h**e ugaadh xarunta iskuulka.
Kala xidhiidh wixii faahfaahin ah,
063-4895150
065-9608855

30/07/2020

Iskuulka khaalid binu waliid wuxuu kuugu bushaaraynayaa inay socoto qorista iyo diiwaan galinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2020-2021 fasallada 1aad, 2aad, 3aad, 4aad, 5aad, 6aad.
Diiwaan galintu waxay kasocotaa xarunta iskuulka ee fadlan h**e ugaadh.
Wixii faahfaahin ee dheeraada kala xidhiidh numberada hoos ku qoran ama bogga iskuulku kuleeyahay facebookga.
Telesom:063-4895150
063-4728728
Somtel:065-9608855

19/03/2020

Waxa uu ogeysiinayaa dugsiga khaalid binu waliid dhammaan hawl wadeenada, waalidiinta iyo ardeyda wax ka barata dugsiga in hakad lagaliyay dhamaan hawlihii waxbarasho iyo shaqo ee ka socdey dugsiga muddo dhan 4 toddobaad oo ka bilaabmaysa maanta oo ah khamiis 19-03-2020 kuna eeg 17-04-2020,
Sababo la xariira ka hortagga cudurka corona virus( covid09).
Allah ha inaga hayo dhamaanteen iyo wixii muslim ahba.
.

تعلن مدرسة خالد بن الوليد وقف جميع الأنشطة داخل وخارج المدرسة لمدة تتراوح ٤ اسابيع إبتداءً من يوم الخميس ١٧-٣-٢٠٢٠ الى ١٩-٣-٢٠٢٠، وذالك لأخذ الحذر من تفشي كورونا فيروس،
حفظكم الله ورعاكم من كل سوء.


‏Khaled Bin Al-Waleed School announces the cessation of all activities inside and outside the school for a period ranging 4 weeks, starting from Thursday 3/17/2020 to 3/19/2020, in order to take precautions outbreak of corona viruse
God bless you and protect you all.

08/03/2020

.
#التركيز.

Photos from ‎مدرسة خالد بن الوليد الإبتدائية ولإعدادية‎'s post 04/01/2020

Waxa si habsami ah uga socda xarunta iskuulka khaalid binu waliid imtixaankii teeramka h**e ee sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Allah ha ufududeeyo dhammaan ardayda ufadhiisatay imtixaanka.

31/08/2019

Iskuulka khaalid binu waliid wuxuu ugu hamblyaynayaa dhamaan ummada islaamka ah meelkasta oo ay joogaan munaasabadda sanadka cusub ee islaamiga ah, Allah ha inooga yeelo sannad barwaaqo iyo naruuro leh.

مدرسة خالد بن الوليد تهنئكم بحلول سنة الهجرية الجديدة.
أعادها الله علينا وعليكم وعلى الأمة الإسلامية بالخير واليُمن والبركات،
كل سنة وأنتم أحسن عملاً، وقلبكم أكثر صفاءً، ولسانكم أكثر
رطباً بذكر الله.

Khalid binu waleed schools are Wishing you and your family a New Year full of peace, happiness, and abundance of all. May Allah bless you throughout the new year. Muharram Mubarak.

27/08/2019

سماء برعو تمطر
مطرنا بفضل الله ورحمته.

25/08/2019

مدرسة خالد بن الوليد تتمنى لكم صباحا مشرقا.
24-dullhijjah-1440 AH
25-August-2019.

Photos from ‎مدرسة خالد بن الوليد الإبتدائية ولإعدادية‎'s post 15/08/2019

Iskuulka khaalid binu waliid wuxuu kuugu bushaaraynayaa inay socoto qorista iyo diiwaan galinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 fasallada 1aad, 2aad, 3aad, 4aad, 5aad, 6aad.
Diiwaan galintu waxay kasocotaa xarunta iskuulka ee fadlan h**e ugaadh.
Wixii faahfaahin ee dheeraada kala xidhiidh numberada hoos ku qoran ama bogga iskuulku kuleeyahay facebookga.
Telesom:063-4895150
Somtel:065-9608855

Want your school to be the top-listed School/college in Burao?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hodan Village
Burao
WALIID123