11/08/2016
HAMBALYO
Maamulka iyo Macalimiinta dugsiga ALBAYAN Schools waxa ay hambalyo iyo duco u hibaynayaan ardayda fasalka 8aad ee 2015/2016 gaar ahaan oo guul iyo kaalin waxku'ool ah kasoo hooyey imtixankii shahaadiga ahaa.
17/12/2015
Inter-class championship winners 2015/2016. 6A
Tartanka ciyaaraha fasallada dhexe ee dugsiga Albayan oo lasoo gabogabeeyey maanta 17/12/2015
23/10/2015
Qaar ka mid ah ardayda dugsiga oo jooga barxadda h**e ee dugsiga Albayan.
26/07/2015
Bushaaro Bushaaro Bushaaaro
Dugsiga Albayan waxa uu:
Qayb cusub oo dugsi hoose ah ka furay xaafadda October gaar ahaan gurigii Yaasiin Indhadeero.
Qaadanayaa arday cusub oo ka kooban fasalada KG (xanaano), 1 , 2 , 3 , 4 , 5 , 6 illaa 7
Ardayda waxa lagu qorayaa dhamaan xafiisyada iyo dhismayaasha dugsiga oo ay hadda ka socotaa.
Wixii faahfaahina lasoo xidhiidh maamulka iyo macalimiinta.
Albayan Schools kusoo dhowaada
12/07/2015
Qaar kamid ah dugsiga ee sanad-dugsiyedka 2014/2015
Albayan School , Burao - Somaliland
15/06/2015
Xafladii xidhitaanka dugsiga Albayan ee sanad-dugsiyedka 2014/2015 oo shalay 14/06/2015 ka qabsontay barxadda dugsiga.
daawasho wacan.
https://www.youtube.com/watch?v=sYPZGpcsLr4
Warkii Burco Ee Wasaaarada Waxbarshada Iyo Tacliinta Sare
13/04/2015
Albayan School
Burao - Somaliland
waxaad hiigsanayso iyo noloshu hindisay rabtaa
hirkeeduna waa cilmiga hibeynta Ilaahay iyo dedaal baa lagu helaa.
14/11/2012
great schools in every aspect, say it in academics , discipline, students and parental relations and challenging for the top school in Burao Somaliland..