08/02/2026
labadan yaa saamayin badan manta mediaha
xaga somalida labadaas kooxood ee wayin iyo nuura afcas
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zharmaake Gurey, Zhakti Gy ina gurey, Burao.
08/02/2026
labadan yaa saamayin badan manta mediaha
xaga somalida labadaas kooxood ee wayin iyo nuura afcas
Banaan baxa magalada Borama x. Wadani
Go aanka banaan baxa x.Wadani iyo qodobada.ay soo jeediyeen gudida ololaha xusbiga.see moreโฆ
Payload mouse Biixi
Jeeganta angaana samysany anagaana la wareegnay
17/09/2023
DAHABSHIIL iyo Dabka Wajaale.
โ Waxa aannu aad uga xunnahay musiibadda ๐๐๐๐ค๐ ๐ค๐ ๐ค๐๐๐๐ฒ suuqa magaalo ganacsiyeedka ๐๐จ๐ ๐๐๐ฃ๐๐๐ฅ๐, oo ganacsato badan ku waayeen ganacsigoodii ay ku tiirsanaayeen shaqaale iyo qoysas badani. Dahabshiil Group ahaana waxaanu sameyn doonaa ๐ฐ๐๐ฑ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ฐ๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก oo aan awoodno, Insha Allah.
Waxaanu ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ ciidanka naftoodda hurayaasha ah ee ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ฃ๐๐๐ฅ๐ ee la tacaalaya daminta dabka, iyo ciidamadda ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฆ๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ah ee ka yimid ๐๐ข๐ ๐ฃ๐ข๐ ๐, ๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ข๐ฌ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐๐ฆ๐.
waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ in ay si wayn uga qayb qaataan gurmadka suuqa Wajaale.
Ceerigaabo - Xuska 18-May oo ku aaday xilli barwaaqo ah iyo muuqaal qurux badan oo muujinaya diyaar-garowga.
๐ฅ Ismail Elsar.
My royal family gurey gy
26/04/2023
QIIME JABKA BULSHADEENA HEYSTA. HADDA MA BILAABIN. QABYLAADDUNA WAA HOYGA GUULDARADDA DALKEENA. BAL SAWIRKAN DIB U XASUUSO
Labaddan weriye. Waxa Kitaabka Gacanta Loogu Saarey. Dood ey u qabanayeen Muuse Bihi iyo Musharax Ciro iyo Gud Feysal Cali waraabe.
Nuxurka loo dhaarinayey waxey aheyd. Iyadoo labadoodda. Midna Ciro isku reer yihiin. Midna Muuse Bihi. labadoodaba waan aqaan. waa laba nin oo magaalo ku dhashey oo aan qabyalaaddan jecleyn.
Balse xamasadii doorashadda iyo sidda loo kala shakiyey ayaa kitaab gacanta loo saarey iney dhex ka noqdaan tartanka doorashadii 2017 doodey habeenka u qabteen. Xirfadooddi laguma ixtraamin.
Waxaase loo arkayey laba nin oo midba inaderkii hoosta kala socdo. Hadaba maanta Ilig Muuse Bixi wuu xidhey, Waxna kuma qabo. Dalkeenu waxu u bahan yahey in dareenka qabyaladda laga koriyo dhalinyaradeena.
Xukumadii Madaxweyne Maanta kuwii doortey si kastaba haku tageeraane ayaa maanta dibadda meer ah.
Hadaba maanta xageynu joogna. Bal is weydiiya. Ma dalbeynu dhiseyna. Ma reer mid ka adag baa jira. Waadinka arka Laascaanood. Dadka inta aragtida fog leh waxaan usoo jeediya. Xukumaddani wey fashilantee dalka aan badbaadino.
Waxaa qoray Hon-Envoy Abdirizak Diinaari