Master Kg, Primary and Intermediate Schools

Master Kg, Primary and Intermediate Schools

Share

We work for the promotion of the young generation

Photos from Master Kg, Primary and Intermediate Schools's post 15/04/2022

Maalintii arbacada aheyd oo ay bishu ku beegnayd 13/Apr/2022 waxaa dugsiga H/Dhexe ee master ku soo afmeermay tartan aqooneedkii Dugsiga kaas oo sannad kiiba laba goor qabsooma. waxaana tartankii k**a dambeysta ahaa isku arkay (Grade 5 pupils vs Grade 8 pupils )waxaanay guushu raacdey ardeyda fasalka shanaad waxaanu leenahay HAMPALYOH
W/TAWFIIQ

Photos from Master Kg, Primary and Intermediate Schools's post 12/04/2022

Waxaa saaka si habsami leh uga daahfurmay Dugsiga H/Dhexe ee Master
tartan aqooned udheexaya Fasalada 5aad, 6aad,7aad iyo 8aad ee dugsiga 2021-20122..
Waxa lagu furay Afarta fasal ee 5 & 7
Iyo 6 & 8

Guushina waxay raacday fasalka 8aad iyo fasalka 5aad

Barrina waxaa tartami doona insha,allaahu labada fasal ee 5aad & 8aad

W/tawfiiq

02/04/2022

โ„๐”ธ๐•„๐”ธ๐”ป๐”ธ๐”ธโ„• ๐•„๐•Œ๐”น๐”ธ๐”ธโ„๐”ธ๐•‚!

Waxaan umadda Muslimiinta, bulshada soomaliland, bulshada Togdheer gaar ahaan ardeyda,waalidiinta, iyo macallimiinta dugsiga ugu bishaaraynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii kawada faaโ€™iidaysta kheyrka bishaan barakaysan ee ramadaan.
#ุฑู…ุถุงู†. #ูƒุฑูŠู…

Photos from Master Kg, Primary and Intermediate Schools's post 28/03/2022

maalintii shaley oo ay aheyd maalin arbaca ah isla markaasna taariikhdu ku beegnayd 27/03/2022 wuxuu kulan is xog iyo xaal wareysi ah oo ardaydu iskula wadaagayeen talooyin iyo tilmaamo ku aaddan waxbarashada ku dhexmaray ardeyda fasalka 1aad ee dugsiga sare iyo ardeyda fasalkalka 8aad ee dugsiga H/Dhexe ee Master primary and secondary schools
W/tawfiiq

Photos from Master Kg, Primary and Intermediate Schools's post 20/03/2022

The monthly exams are going well for all master schools on the second day

ุงู„ุงู…ุชุญุงู†ุงุช ุงู„ุดู‡ุฑูŠุฉ ุชุณูŠุฑ ุจุดูƒู„ ุฌูŠุฏ ู„ุฌู…ูŠุน ู…ุฏุงุฑุณ ู…ุงุณุชุฑ ููŠ ุงู„ูŠูˆู… ุงู„ุซุงู†ูŠ

Photos from Master Kg, Primary and Intermediate Schools's post 19/03/2022

SABTI 19/MARCH/2022
Dugsiga Hoose/Dhexe ee ee magaalada Burco waxa si habsami ah uga bilaabmay Imtixaankii billaha ahaa ee termka dambe ee waxbarashada sanad dugsiyeed kan 2021_2022. Dhamaan ardayda waxaan u rajaynayaa in illahay Ku guuleeyo imtixaanka ay ufadhiisteen maanta.
Aamiin Aamiin .Aamiin

13/03/2022

-EXAM .
Dhamaan Dugsiyada MASTER Waxa ka bilaabmi doona Ahaa 19/03/2022 oo ku beegan maalin Sabti ah.
Waxa uuna Dhamaan Doona 23/03/2022 oo ku beegan maalin Arbaca ah.

Hamblayo Dhamaan Ardayda dugsiyada Master ee u fadhiisan doona imtixaanka maalinta Sabtida ee 19 /03/2022.

W/Tawfiiq

12/03/2022

Salaaxudiin grade 8 students

11/03/2022

Khalid Xasan waa ardey kamid ah ardeyda dhigata fasalka afraad ee Master Kg, Primary and Intermediate Schools

Photos from Master Kg, Primary and Intermediate Schools's post 11/03/2022

Sidee lagu ogaan karaa hibadda carruurta? Noocyada hibada carruurta Kobcinta ubadka iyo kobcinta kuwa hibada leh; Shaki kuma jiro inay yihiin kuwa inta badan sita calanka horumarka iyo is bedelka bulshooyinka oo dhan iyo dhinac walba oo nolosha ah, ubadkeennu waxay ka tirsan yihiin bulshadeena, inta badan waxaynu aragnaa heer sare oo ay ku leeyihiin mihnaddan tan iyo yaraan toodii, taasina waxay ina faraysaa in aynu xil gaar ah iska saarno iyaga iyo kartidooda, maaha in aynu ogaano oo keliya, balse xataa waa in aynu dhiiri gelinnaa, korinnaa, hagnaa sidoo kale kobcinaa waxa iyaga iyo bulshadoodaba u wanaagsan. sidaa daraadeed waxaa dugsi maalintii Arbacada aheyd (09/03/2022) u qabtay ardeyda Tartan ay kusoo bandhigayeen hibadooda.
.

10/03/2022

INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAJICUUN
Maamulka, macalimiinta iyo dhammaan Ardeyda dugsiga Master Burco waxay halkan dhambaal TACSI uga dirayaan macallin Khadra Axmed C/raxman Ibrahim geerididii ku timid Awowgeed Alle ha u naxariistee Marxuum Cumar Ismaaciil Maxamed oo shalay ku geeriyooday magaalada Burco ee Gobolka Togdheer waxaa ILAAH uga baryaynaa in Janatul Fardowsa kawaraabiyo โ€“ Eheladii, Qaraabadii uu ka geeriyoodayna Samir iyo Imaan kasiiyo โ€“ Aaaaaaaaaaaaamin!

10/03/2022

Grade 5 pupils

Want your school to be the top-listed School/college in Burao?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Burao
TG