28/01/2024
Asc walidiinta sharaftaleh waxaan ugu bishaaray naynaa inaan qaadan doono arday kooban ishaa alaah 20024/02/03 xadaanad UBAD-KAAB KG isqoriduna waxay ka socotaa xadaanad waxay kutaa laa xaafad sheekh cali agagaarka abuuhurayra school waxaanad kalasooxiriiri kartaan 0634458383 0633377339
25/09/2023
Ma tahay macalimad Quran oo xafidsan Quranka Karimka oo shahado dugsi sare ah wadata, hadad tahay intaas nala soo xidhidh Fadlan
Location:borama
04/08/2023
Asc walaalidiinta fasharaftaleh waxaa noo bilaami doona sanad dugasiyaadka cusbaa inshaa alaah Xadaanada UBAD KAAB KG waxaay qaadanaysaa arday tiradoodu koobatahay waxaa iniigu diyaara macalimiin utaba baran caruuratan maalinta bariya oo kubeegan 05/80/20023 sabatida waxaad nagalasoo xiriiraysaan 0634458383 0633377339 waad mahadsantihii
15/12/2021
Masha Allah ubad kaab KG oo maanta 2021/12/15 noo soodha maaday itixaan kiyara ee sanadka awlaad quruxu dabadan rabi hanoxifidiyo fasaxa wanaagsan ubixii aandhanay isku soonoqod wanaagsan UBAD KAAB KG
16/07/2018
Mashaa Laah ardaydii UBAD KAAB KG oo sand dugasiyeed usooxirmay Rabi hanixifdiyo fasaxa wanaagsan iyo isasoonoqod wanaagsan 😛😜
15/01/2018
Mashaa alaah waa ardaydii UBAD KAAB KG rabi hanixidiyo soobarbaara waxaa noodhamaaday simistarkii uhoreey
13/01/2018
Mashaa alaah ubad kaab kg sorarbaara