Engineer hange
Pagenkaan wuxuu u taagnaan doonaa ;Falanqeynta siyaasadda dalkeenna soomaliya , baahinta baahiyadda
Caleema-saarka ugaaska beesha Tanade-daarood.
—————————-
Wasiir Abdiqafar hange , ayaa soo gaarey magaalada gal-dogob, Gobalka mudug, asagoo hogaaminaya wufuud kasocota DFS.
Wasiirka ayaa salaan ka qaattey cutubyo kamid ah ciidanka xoogga Dalka , fariisinka barda-dheere.
12/10/2023
Engineer kii oo shaqadiisi maalinlaha ahayd ku jira .
07/07/2023
Corruption life cycle 😂 ma la isku dheelooyaa awooweyal.
29/07/2022
Casar wanagsan dhalanyaro.
Halkaanna anaa iska leh haddee la socda.
06/03/2021
Geysh cudud loo cadawga ka cabaajiya
Guutooyin callaha dushoodiyo cirka ku caweeya.
Guutooyin cayayaanka bulshada cirka uga soo daata.
Guuttoyin deni carbiyoo calanka ilaashada
Guuttooyin aan maal ciseynoo sharaf kucaan bxay.
Guutooyin gayigu mahadiyoo lagu maan-samaaday.
Guttooyin sidii gor-gorkii samada gamleeya oo sidii gar-gaar eebbe aan marna gasirin.
Guuttoyin naftu gaclootoo bulshadu ku gar-gaar baxdey.
Giyi San-ku-neefle dagaba Puntland bay u gaar yihiin 💯👋.
Madaxweynuhu maanta waa hadlay💯✅✅
🖋✒ Bishaar Xaange.
Hadduu qoraal kale ahaan lahaa sidiinnii baa share kula yaaci lahydeen, ee kan gaarsii geeshkeenna maddaalayaasha ah.
19/01/2021
Deni wuxuu dharaar iyo hmynba usuxul duubanyahay, duminta iyo dibindaabyeynta dawladdenna soomaaliyeed.
Deni waa dumiyihii, dayicihii,dib uridihii rajadii shacabka ree Puntland.
Deni waa caburiyihii saxaafadda, ceejiyihii shacabka, ceyrihii matalayaashi dadweynaha.
Deni waa shisheeye kal-kaal, hogaanka u haya imaaraadka iyo keenya inay dawladdenna waxay rabaan ka fushdaan .
Xisbiga deni waa;
18/12/2020
Kulligeen dhimasho ban ku xukumanahay balse waa lakala yara horreya.
Ilaahay naxariistii janno hasiyo dhammaan intii kudhimatay qaraxii galabta galkcyo kadhacay.
Intii dhaawacana ha uboogo dhayo.
11/12/2020
Share dhe hadaa mD:farmaaajo taageerto
Michael Barone oo Ah Qabiir Siyaasadeed oo America Kasoo Jeeda, Xalayne Marti Ku Ahaa Barnaamishka Aragtida Furan ee CNN Politics ayaa Sidaan Yiri:
'Kani Ma Aha Sidii Hogaamiyayaashii Somaliya ee 1990-2016 ee Danahooda Ka Hormarin Jiray Tan Qaranka, Bal Fiiri Sidii Uu Uga Gaabsaday Dagalkii Qalejka ee Qatar iyo Saudi Arabia ! Waxuu diiday $80 Milyan in lagu laaluusho hada ogoow waa wiil African ah oo diiday $80 Milyan ?
Waxuu isku keenay Ethiopia iyo Ereteria asago lasameestay Gaashaan buur ka xoog badan dhamaan kuwa kale ee Kajira East Africa.
'Sharaft Dal Waxuu Ku Dhisanyahay Waa 2 Sheey Un Ciidan Xoog leh oo ilaaliyo Madaxbanaanida iyo Dhaqaale lagu Socodsiiyo hoolaha Qaranka, bal arag markuu imaaday horay ayuu ugu dhaqaaqay labadaas sheey markiiba waxuu sameeyay dib uhabeen ciidan oo maanta diwaan gaashan iyo hagaajin maliyadeed taasoo ku dhaw in deenta laga cafiyo.
Mucaaradka weey baqayaan waxeeyna aaminsanyihiin haduu Farmajo soo noqdo dhamaan haayadaha qaranka dhisman kadibne isla xisaabtan imaado.
Hadaad iweediisay inuu jiro qof Farmajo hada ka guuleesan karo ' Maya iima muuqato, Dhamaan Raga latartamayo Wakuwii Sanado Ka Hor latijaabiyay misna Fashilmay.
Mohamed Abdullahi Farmaajo waa Muraayada Somaliya ay Maanta Fiirsaneeso Hadeey Jabto Somaliya Rajadeedi Weey Jabtay Hadeey Dib Utirtirantane Waxeey Arkayaan Dhalaal iyo Iftiimo Kale oo Qurxan.
Danta Dalka iyo Dadka
NABAD IYO NOLOL
Mohamed ashkir

أم الفيدرالية تمزق صورة رئيس الوزراء الصومالي.
Hooyadii federaalka oo jeexjeedey sawirkii ra'iisul wasaaraha soomaliya oo garoowe in maanta lagu soo dhaweeyo larajeynayey.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Buramo Boorama