Hidobile page

Hidobile page HIDDOBILE page loogu talogalay faafinta fanka iyo suugaanta iyo dhaqanka somalida ah. This page is about somali Culture and Music.

Waa pageka rasmiga ah ee Hiddobile page
05/04/2025

Waa pageka rasmiga ah ee Hiddobile page

Cawaale Aadan Deheeye From 2005tii to 2024ka
19/08/2024

Cawaale Aadan Deheeye
From 2005tii to 2024ka

Jooqle Shire ayaa Galay sanadkiisii Toddobaad ee uu Xanuunsanayo.Jooqle shire Jaamac sanadkii 2017 ayey gaartay Jug saam...
03/04/2024

Jooqle Shire ayaa Galay sanadkiisii Toddobaad ee uu Xanuunsanayo.

Jooqle shire Jaamac sanadkii 2017 ayey gaartay Jug saamayn ku yeelatay Maskaxdiisa taasi oo uu hada kasoo kabanayo aynu uducayno waa Tobankii dambe ee bisha barakaysan.

Jooqle Shire Jaama wuxuu ahaa fanaan la jecelyahay oo wadani ah. Fankana uga qayb qaata wadaniyad, Guubaabo iyo jacayl.

Heesta Baraarug ▪Alfanaanad Khadra Daahir Cige Cali▪Ereyada Abqarigii waynaa ee humaaga ilaahay kumaystay Abwaan Maxamad...
26/05/2023

Heesta Baraarug

▪Alfanaanad Khadra Daahir Cige Cali
▪Ereyada Abqarigii waynaa ee humaaga ilaahay kumaystay
Abwaan Maxamad Cali Kaariye
▪Laxanka waxa kuladhay Xasan Sabriye Afrax (Xasan Garayd)
Kabanka waxa garaacaya Macalimiin tegtay waa

1)Bashiir Faarax Guray lidka p***a dheer
2)Boongaha waxa uu ,uegyahay Cadalooni
3)Saalax Qaasim kabanka
4)Aways Abubaker Cawad (Goobe) oo isna Batteryga garaacaya
5)Kalariiga Afka waynleh waxa tumaya Axmad Cali Cigaal

Ereyadeeda waxa kamid ah
- Waan soobaraarugayaa
-Badhtamaha habeenkii
-Wali beerka Xuunshadu
-Wakaa babanayee
-Hadii Aanan balaayooy
-Buulkayga kaa galin

Address

Hidobile128@gmail. Com
Buramo Boorama
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hidobile page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hidobile page:

Shortcuts

Share