21/09/2026
๐๐๐ซ๐จ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐ ๐๐ E-Campus ama Regular
โ
๏ธDegree ama Diploma ku diyaari. Baro midkasta in ka badan 48 koorso
๐Halkaan kaga soo biir gruopka ardeyda doonaysa Onlineka
https://chat.whatsapp.com/DCWsOifaURl9p1wQbSUuIm
Inta aad waxbarashada ku jirto waxaad baran doontaa koorsooyin muhiim ah sida **programming, systems, databases, networking, security, design, algorithms** iyo in ka badan **48 koorso** oo xirfad ahaan kuu dhisaya.
๐ Main Program:
โ
Computer Science
๐ป **Specialization Tracks:**
โ
Network & Cyber Security
โ
Software Engineering
โ
General Track
Culuumta Computerka iyo ITgu waxay saamayn toos ah ku leeyihiin nolosheena si joogta ah, markastana waxaa sii kordhaysa baahida loo qabo xeeldheerayaal dhanka Tiknoolajiyada iyo Computerka ama ITga bartay. Kuliyadan waxay u taagantahay in aad taas ka jawaabtay. Inta aad dhiganaysid waxaad baran doontaa koorsooyin itus-oo-itaabsii ah lana xiriira systemyada, programming, database, networking, security, design, algorithms and math iyo in ka badan 48 koorso. Waxaadna semesterka danbe ku biiri doontaa takhasuska aad rabtid.
Waxaaad barnaamijkan ku dhigan kartaa Online Distance meelkasta oo aad caalamka ka joogtid, amaba waxaad toos ooga dhigan kartaa Regular xaruumaha Jaamacada Sahal ee Bosaso, Galkacyo iyo Laascanood hadba magaalada aad ku nooshahay.
Waxaadna ka faaidaysan kartaa Fursadaha scholarshipyada ee aan ardada cusub siino kuwaas oo u dhaxeeya 50% ilaa 75% ka faaidayso maantaba si uusan waqtigu kaaga dhicin.
Si aad isku diiwaangeliso la xiriir admissionkeena adoo sidoo kale webka toos iskaga diiwangelin kara:, sidoo kalena groupka sare kusoo biir.
๐ **Apply Online:**
https://erp.sahal.edu.so/apply
๐ **Admissions:**
905 722 006