RSU Faculty of Economics & Management Science

RSU Faculty of Economics & Management Science

Share

College

Photos from RSU Faculty of Economics & Management Science's post 10/12/2023

Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Culuumta Maamulka ayaa shahaadooyin guddoonsiisay arday dhammaystiratay koorso gaaban oo ku saabsan maaraynta mashaariicda (Project Management) oo muddo saddex isbuuc ah socotay. Waxaa shahaadada guddoonsiiyay ardayda Guddoomiye-ku-xigeenka Jaamacadda Arrimaha Waxbarashada, Dr. Axmed Siciid.

16/09/2020
Photos from RSU Faculty of Economics & Management Science's post 22/03/2020

Tababar ku saabsan Daryeelka macaamiisha (Customers Care) oo ay sooqaban qaabisay Kuliyada Dhaqaalaha & Maamulka (Faculty of Economic & Management Science) ayaa lagu qabtay Jaamacada Bada Cas. Tababarka waxaa kaqaybgalay shqaale ka kala socday intabadan shirkadaha ganacsi ee Magaalada Boosaasso.

Ujeedka tababarku wuxuu ahaa sidii guud ahaan loo tayayn lahaa xirfada ganacsatada, Gaar ahaan qancinta macmiilka oo lafdhabar u ah hormarka ganacsiga.

Tababarka waxaa bixiyay Abdirahman Mukhtar Mohamed (Abdirahman haykal) oo ah bare kamid ah Barayaasha kuliyada Dhaqaalaha iyo Maamulka ee Jaamacada Bada Cas.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosasso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Bosasso