30/08/2024
Flash back 2023 Subax H**e
Soo Dhawayntii Ustaad Abdi Nuur Abdilahi Shire
HYPSS SCHOOL IN PUNTLAD
30/08/2024
Flash back 2023 Subax H**e
Soo Dhawayntii Ustaad Abdi Nuur Abdilahi Shire
30/08/2024
Ogeysiis Ogeysiis. Ogaysiis.
"Maamulka dugsiga Sare Ee Haji Yasin Secondary school Wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta ku dhaqan magaalada Boosaaso in la gaaray sannad dugsiyeedka cusub ee 2024-2025.Aradayda cusubna halasocadan
Isdiwaangelintu waxay ka socotaa xarunta Dugsiga, Casharaduna waxay bilaabanayaan haddii ALLAH idmo 01-09-2024 Maalinta Axada”
Wixii faahfaahina kala xiriir
Telephone :0907558062-0907723282
02/11/2023
02/11/2023
tarikh 02-11-2023
Waxa si habsamileh usoo gabagaboobay imtixankii Shahriga ah (monthly Examination)
Wuxuna so bilowday 28-10-2023 wuxuna dhamaday Manta oo ah khamiis 02-11-2023
Dhamman ardayda waxan u rajaynaynaa Guul Dadadlka ay Soo Sameyeen Bilihii laso dhafay
"Guul iyo Hormar"