26/08/2026
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
DAARU AL NACIM PRIMARY & INTERMEDIATE SCHOOL
Waxaan dhammaan waalidiinta iyo ardayda ku wargelinaynaa in diwaangelinta ardayda ee sannad-dugsiyeedka cusub ay bilaabanayso:
📅 27/08/2026
Sidoo kale, waxbarashada sannad-dugsiyeedka cusub waxay si rasmi ah u bilaabanaysaa:
🎓 01/09/2026
Waxaan ku boorrinaynaa waalidiinta inay carruurtooda ku soo diiwaangeliyaan waqtiga loogu talagalay, si ay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan sannad-dugsiyeedka cusub.
🌱 Waxbarasho tayo leh • Anshax • Akhlaaq • Mustaqbal wanaagsan
“Aqoontu waa furaha mustaqbalka.”
Ku soo biir hoyga waxbarashada ee Daaru Al Nacim!
📞 Contact: +252 907 720 684
📍 Goobta: Bosaso, Puntland, Somalia
DAARU AL NACIM PRIMARY & INTERMEDIATE SCHOOL
Knowledge Today, Success Tomorrow