Mohamed Awale Secondary School

Mohamed Awale Secondary School

Share

Waa mid kamid ah iskuulada ugu tacliinta sarreeya Puntland-Somalia.

Photos from Mohamed Awale Secondary School's post 30/04/2026

Dhiirigelin Ardayeed

Waxaa dugsiga sare ee Mohamed Awale lagu qabtay Munaasabad lagu maamuusay dhamaan Ardeydii Iyo Fasaladii Kala duwaan oo oo muujiyey Dhiiranaan iyo karti ay aqooni ku dheehantahay kuna Guulaystay Barnaamijyada kala Duwanaaa ee dugsiga ka socday iyo dhiirigelinta ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐ii ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ค๐š ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ imtixaanka Bileedka kalka 2aad
โ—‡Ardeyda ku Guuleystay barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiga Ee (aqoon iyo Ogaal )Oo ay ku Tartamaan Dhamaan Fasallada ka Duwan Ee Dugsiga
โ—‡Abaalmarinta Ardeydi(fasalki) Ku Guulaysatay Barnaamijka Fagaara ka Hadalka ee daabuuriga ahaa

Photos from Mohamed Awale Secondary School's post 11/04/2026

๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐„๐ž ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฐ๐š๐š๐ฅ๐ž (๐ด๐‘„๐‘‚๐‘‚๐‘ ๐ผ๐‘Œ๐‘‚ ๐‘‚๐บ๐ด๐ด๐ด๐ฟ )


Waxa soo gabagaboobay tartan aqooneed kii Dugsiga ka socday Sanad Dugsiyeedka. 2025-2026

Tartan Aqooneedkaan waxaa ku tartamaayay Dhammaan Fasalada kala duwan Ee Dugsiga Astaanta Qaran Ee Mohamed Cawaale.
Ugu dambayntii Finalka Tartanka waxaa isugu soo Haray Labada Fasal Oo kal ah F2A Vs F1D iyadoo ay guusha hanteen Fasalka F1D.

Waxaan Hambalyo U diraynaa Fasalka Tartanka ku Guulaystay waxaana leenahay hambalyo hambalyo

Sidoo Kale Waxaan bogaadineynaa dhamaan Fasaladii iyo Ardeydii ka Qaybqadatay Tartanka.
Ee muujiyey Dhiiranaan iyo karti ay aqooni ku dheehantahay.

11/04/2026

๐“๐š๐œ๐ฌ๐ข

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Iskuulka Maxamed Cawale waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Macalin ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐กoo aabihii saaka subaxnimadii ku geeriyooday magaalada Bosaso.

Waxaan Alle uga baryaynaa in uu naxariistiiso, qabrigiisana u waasiciyo, Makaankiisana janno Fardowsa ka yeelo. Sidoo kale waxaan Alle uga baryaynaa qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay, gaar ahaan Macalinka in uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaan sidoo kale Alle uga baryaynaa marxuumka:

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุงุบู’ููุฑู’ ู„ูŽู‡ู ูˆูŽุงุฑู’ุญูŽู…ู’ู‡ูุŒ ูˆูŽูˆูŽุณูู‘ุนู’ ู‚ูŽุจู’ุฑูŽู‡ูุŒ ูˆูŽุงุฌู’ุนูŽู„ู’ู‡ู ู…ูู†ู’ ุฃูŽู‡ู’ู„ู ุงู„ู’ุฌูŽู†ูŽู‘ุฉูุŒ ูˆูŽุฃูŽู„ู’ู‡ูู…ู’ ุฃูŽู‡ู’ู„ูŽู‡ู ูˆูŽุฐูŽูˆููŠู‡ู ุงู„ุตูŽู‘ุจู’ุฑูŽ ูˆูŽุงู„ุณูู‘ู„ู’ูˆูŽุงู†ูŽ

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

15/03/2026

Tacsi Tiiraanyo Leh
--------'
โ€‹Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun.
Maamulka ,Macalimiinta, ardayda, waalidiinta Dugsiga Sare Ee Mohamed Awale , Waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, iyo dhammaan Maamulka, Macalimiinta, Ardayda, Waalidiinta Dugsiga Cumar bin cabdicasiis geerida ku timid Shiikh Axmed Xaaji Abubakar Shiikh Axmed Golle oo ku geeriyooday dalka Imaaraatka Carabta.
โ€‹Shiikh Axmed wuxuu ahaa tiir ka mid ah tiirarka aqoonta, isagoo ahaa aasaasihii Dugsiga Cumar bin Cabdicasiis. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ka dhigo camalkiisa mid u qulqula (Sadaqatul Jaariyah), maadaama uu ifka kaga tagay aqoon dad badani ku faa'iideen.
โ€‹Ilaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyo, qabrigana ha u nuuro, ehelkiisana samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Aamiin.

11/03/2026

๐“๐š๐œ๐ฌ๐ข

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Iskuulka Maxamed Cawale waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maamulaha Dugsiga Sare Imamu shafici ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐ฐ๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž, oo aabihii saaka subaxnimadii ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo.

Waxaan Alle uga baryaynaa in uu naxariistiiso, qabrigiisana u waasiciyo, Makaankiisana janno Fardowsa ka yeelo. Sidoo kale waxaan Alle uga baryaynaa qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay, gaar ahaan maamulaha in uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaan sidoo kale Alle uga baryaynaa marxuumka:

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุงุบู’ููุฑู’ ู„ูŽู‡ู ูˆูŽุงุฑู’ุญูŽู…ู’ู‡ูุŒ ูˆูŽูˆูŽุณูู‘ุนู’ ู‚ูŽุจู’ุฑูŽู‡ูุŒ ูˆูŽุงุฌู’ุนูŽู„ู’ู‡ู ู…ูู†ู’ ุฃูŽู‡ู’ู„ู ุงู„ู’ุฌูŽู†ูŽู‘ุฉูุŒ ูˆูŽุฃูŽู„ู’ู‡ูู…ู’ ุฃูŽู‡ู’ู„ูŽู‡ู ูˆูŽุฐูŽูˆููŠู‡ู ุงู„ุตูŽู‘ุจู’ุฑูŽ ูˆูŽุงู„ุณูู‘ู„ู’ูˆูŽุงู†ูŽ

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Photos from Sahal Cable TV's post 25/02/2026
25/02/2026
Photos from Darulbirri Schools Galkacyo's post 24/02/2026
Photos from Mohamed Awale Secondary School's post 01/02/2026

Tacsi Tacsi Tacsi

Anagoo ah maamulka iyo macallimiinta, ardayda dugsiga, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan asxaabta uu ka baxay Aabe Faarah Cali Caruush.
Marxuumku wuxuu ahaa waalidka Waalid Luul Faarax Cali oo ka mid ah guddiga waalidiinta dugsiga, kana qayb qaadata xiriirka iyo horumarinta hawlaha dugsiga.
Waxaan uga tacsiyeynaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid marxuumka, waxaana Alle uga baryeynaa inuu ka waraabiyo naxariistiisa Janno, dambigiisana dhaafo, samir iyo iimaan buuxana ka siiyo qoyskiisa iyo dhammaan dadka uu ka baxay.
Ilaahay ha u naxariisto, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo.
Aamiin.

28/01/2026

๐’๐‡๐€๐€๐‚๐ˆ๐ ๐ˆ๐Œ๐“๐ˆ๐—๐€๐€๐.
Waxaa lagu war gelinayaa dhamaan Ardayda /waalidiinta dugsiga in imtixaankii ๐“๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฆ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ la fasaxay.

Fadlan Raac Tilmaamahan Si aad Natiijadada U hesho
______________________________________________________
1.๐Š๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐Ÿ๐จ ๐‹๐ข๐ง๐ค๐ข๐ ๐š๐ง: https://mass.maaro.so/results
2.๐‘๐จ๐ฅ๐ฅ-๐ง๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ kaaga gali input-ka banaan.
3.Ka dib Ku dhufo ๐’๐ก๐จ๐ฐ

Guul Wacan Insha Allha

21/12/2025

Jadwalka imtixaanka Kalka1aad ee sannad Dugsiyeedka 2025/2026

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Bosaso

Opening Hours

Monday 07:00 - 00:00
Tuesday 07:00 - 00:00
Wednesday 07:00 - 00:00
Thursday 07:00 - 00:00
Saturday 07:00 - 00:00
Sunday 07:00 - 00:00