04/06/2026
๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข ๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ 12๐๐๐, 2025/2026.
Waxaan Hambalyo leenahy Guud ahaan Ardayda Fasalka 12aad iyo Fasalka 8aad ee ka qayb qaatay Imtixaanka Shahaadiga ah Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Waxaan si gaar ah Hambalyo iyo Duco hawada u marineynaa ardaydii Fasalka 12aad Dugsiga Sare Bosaso Public Secondary School ee Maanta soo afmeeray Waxbarshadi Dugsiga Sare.
14/05/2026
Khamiis, 14/05/2026
DHAMAADKA IMTIXAANKI NAQLIGA AHAA 2025/2026
Waxaa Maanta Si nabad ah noogu soo idlaaday Imtixaanki Final-ka Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Allah ayaa Mahadi u sugnaatay si nabad ah inoogu dhameeyey.
Waxaan Guul u rajayneynaa dhammaan Ardaydii ka qayb qaadatay Imtixaanka.
Waxaan sidoo kale Guul u rajayneynaa ardayda Fasalka 4aad iyo Fasalka 8aad ee Sugaya Imtixaanka Shahaadiga ah 30/05/2026.
03/05/2026
Axad, 03/05/2026
๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ง๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ 2๐ฎ๐ฎ๐ฑ (๐๐ถ๐ป๐ฎ๐น ๐๐
๐ฎ๐บ).
Waxaa Saaka ka bilowday Dugsiga Sare Bosaso Public Secondary School Imtixaanki Final-ka Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
28/04/2026
Talada 28/April/2026
laga Bilaabo Manta oo Talada ah waxan Fasanxay Ardayda ilaa 03/may/2026 kuna beegan Axada oo Imtixanka Finalka bilaabanaayo Dhamaan Ardaya Form 1, Form 2, Form 3, iyo Form 4 waxaan ufasaxnay ardyda in isu Diyaariyaan imtixanka k**a danbaysta ah ee Sanad Dugsiyeed 2025/2026
XUSUUSIN QAYBTA H**E WAXAA GELAAYA
FORM ONE IYO FORM FOUR WAKHTIGA: 07:30am--09:00am
QAYBTA DANBE WAXAA GELAAYA
FORM TWO IYO FORM THREE WHAKHTIGA 09:30am -11:00am
WABILAAHI TAWFIIQ
15/04/2026
Arbaco, 15/04/2026
Jadwalka Imtixaanka Final-ka 2025/2026.
10/04/2026
Jimce, 10/04/2026.
๐ค๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ
Maamulka iyo Macalliminta Dugsiga Sare Bosaso Public Secondary School ayaa qado sharaf u sameeyey Ardayii ku guulaysaty koobkii Horyaalka Waxbarshada Degmada Bosaso.
06/04/2026
Isniin, 06/04/2026
๐๐ผ๐ผ๐พ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ถ ๐ค๐ฎ๐๐ฏ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐๐ฎ๐๐ผ.
Waxaa Maanta taariikhu ku beegantahy 06/04/2026 Daabuurka Dugsiga Sare Bosaso Public Secondary School nagala soo qayb galay Qayb ka mid ah Golaha Degaanka Degmada Bosaso waxaan Dugsiga Kusoo dhoweeyey Maamulka, Macalliminta iyo Ardayda Dugsiga Sare.
Waxaana ay ardayda la wadaageen talooyin iyo Aragtiyo Mustaqbalkooda kaabaya.
Sidoo waxay ardayda Maamulka iyo Macalliminta ugu Hambalyeyeen Guulihii uu Dugsigu kagaaray kaalmihii waxabrashada iyo Koobkii Horyaalka Degmada Bosaso.
04/04/2026
Sabti, 04/04/2026
SOO DHOWEYNTA GUULAYSTAASHI KOOBKA AQOONTA