Wallee Dhalinyarada Wa U baqayaa!.
Tirada yar ee dhalinyarada ah ee Ka badbaaday Aafooyinka tahriibka iyo dagaalada ayaa badankood ku jira qabri dhulka dushiisa ah, waxay ku mashquulsan yihiin Mirqaan, wax ma bartaan, Ma shaqaystaan, Guurna kuma maqna, waxa ay isku mashquuliyeen xilli ay jaad u fadhiyaan, mar ay raadiyaan sidii ay u heli lahayen dhaqaalihii jaadka ay ku cuni lahaayeen iyo mar hurdaan.
Dawlada dhexe oo ay ahyd inay muujiso dareenka badbaadinta dhallaankeeda waxa ay waxqabad-ka ugu weyn ka dhigteen Kordhinta qarashka ka soo gala Jaadka ka soo dega Airport-ka Aadan Adde, waxa ay muujiyeen ku qanacsananta in dhaqaaleheena loo dhuro dal aan abaal inoo ku ahayn tirada dhaqaale eee aan sandkii u xarayno mar walba ku guudiya soo celinta dadkeena nugul iyo xiritaanka derbi weyn oo ay xaduudka aan wadaagno ka dhisi doonaan.
waxaa ina ka socda dagaal kii afiyoon ee Galbeedku Shiinaha ku soo qaaday.
U Kac Sidii Loo samata bixin lahaa Ubixii dalka oo mustaqbalkoodii god sii galayo.
Xigasho:Hon Salaaxudiin
Mudnaan Media
Faculty of Health Science - Red Sea University Official Page
Hambalyo Dhalashada Bisha Barakaysan Ee ramadaan.
Alle Ha inaga Dhigo Kuwii Ka Faa'idaysay Bishan Barakaysan.
Sidoo Kale Caawa Waxaa soo baxay Isku aadka Xaafadaha Ka qaybgalaya Tartanka Kediska ee Ay qabato warbaahinta SBC Somali TV.
Sanadka xaafada Dalsan Ee degmada Ufayn ayaa ka qayb galaysa Tartanka.
Hambalyo Dhamman waxaa U Rajaynayaa Guul.
Ugu Dambayn Xaafada Laanbarwaaqo ee degmada Ufayn waxa ay Cududeeda taageero ula wareegay Xaafada dalsan Ufayn.
Mahadsanidiin.
Somaliga lahjadihiisa mida Reer Bariga ayaa ah mida keli ah ee leh Waydiin anshaxaysan.
Tusaale:
Luuqa Ingiriska kelmada ah (let us go.)
Luqada Reer bariga ay ka tahay Kacan Soconee.
Halka lahjadaha kale ay ka tahay "Ar aan socono".
Lahjada barigu wa mida ugu jilicsan uguna anshaxsan.
Haddaan reer bari tahay Kacan Share garaynee.
πππππππ
πππππππ
Wiil ayaa wacay gacalisadiisa 4:00am habeenimo
(saqda dhexe/waa berigii), nasiib xumo waxaase
tell-kii ka qabtay gabadha aabaheed, inta uu
naxay wiilkii codkiina badalay kulahaa "kusoo
dhowoow adeega salaad ukicinta shirkada
waad ku mahadsan tahay macmiil qabashadaada,
ukac salaada subax", odagii inta uu gabadhiisa
utagay kulahaa asna "Aabe ii fur adeegaan waan
ka helaye, salaada ha ii kacshee"
ππππππππππ
Xigasho Nabadoon online
xaafadda Laanbarwaaqo Degmada Ufayn Oo Hakisay Ku biiritanka barnaamijka Kediska Bisha Barakaysan Ee SBC Radio Sanadkan Ka dib marka ay Ka walaacday HanΓ nka mamulbee barnaamijkaas loo maro.
Aad baan ugu mahad celinaynaa Tageerayashayadii Sanadadii La so Dhafay.
Ramadaan wanaagsan Inshaa Allaah.
Asc All Followers:
Dhammaan Tagerayaasha Xaafadan Laanbarwaaqo Waxaaan cambaraunayna Cid walba oo magaca G.Bari u adeegsata in cid wax lagu yeelo, loogu hanjabo , laga shegto Dhulka G.Bari Iyo dhammaan dadka soda qaldan u fahmay Siyaasadda iyo sida wax loo mucaarado ama xaq kaa maqan loo raadsado.
Thank You all.
Isticmaalka Facebook weli maka faa'iday:
1.Wax maka baratay oo cilmi makugu soo kordhiyey.
2.Lammaane ma ka heshay oo maba ku liibantay.
3. Saxiibo Cusub ma isku Barateen.
4. Ganacsi ma ku abuuraty.
5. Shir group ah maka qaybgashay Oo adinkoo dalal
badan jooga fikir ma is waydaarateen.
MISE SIDAAN AYAD KA DHAXASHAY:
1. Waxaa igaga lumay waqti badan.
2.Waxaan ku waayey Dhaqaale.
3.Indhaha Aya aallaadii aan ka isticmaalo wax iga
yeeshay.
4.Batteryga moobelka ayaaba igaga macaanaday.
5.Khayrba k**a helin, Sawiro xunxun iyo belo hadal
xun maahe.
Fadlan aan is weydaarsno bal geedkan facebook
ninba sida uu u arko iyo waxa uu ku soo kordhiyey
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Bosaso