27/01/2022
Aamiin Yaa rabi❤️
Africa cidhifkeeda bari
Cadceedii ka soo baxdee
Aduunka ka caanbaxdaay
Rugtii Cilmigi-iyo hiddaha
Rugtii diintiyo Cisiga
Rugtii curashada xornimo
Calanka u sidaa tahee
Lahaw cuddud iyo awood
Casiisbaan kuu baryee
Hargaysaay ciil ha mudan
Casiisbaan kuu baryee
Nabada ceelkeeda noqo L/s
04/06/2015
Asc Illahy waxan ka bary Yeynaa in uu Shacbaan khaurkeda Na waafajiyo RAMADANA Barakadeeda Na Siiyo Insha Allah .
28/06/2014
Asc dhaman muslimiinta meel walba ay aduunka ka joogan waxanu leenahy Ramadaan Kariiim .kulu caam wa antum bi khayr.
25/02/2013
Badhan:- Taariikh Nololeedka Marxuum Shire Maxamed Saalax Cawl | GalgalaNews.com
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN, Ma dhinte waa ilaah, waxaa manta oo ay taariikhdu tahay 23/02/2013 ku geeriyooday magaalada badhan ee gobolka sanaag Alaha u naxariistee Oday Shire Maxamed Saalax Cawl oo ka mid ahaa guurtida aadka looga yaqaanay gobolka sanaag ama guud ahaanba deegaanka reer ma...