Gelinbacayn's Notes

Directions Website

Gelinbacayn's Notes Physics Instructor

30/07/2025

Dhammaystirnaan Lama Gaari Karo Haddiise Aad Baacsatid Suurtagal In Aad Heer Sare Gaartid !

29/07/2025

Waqti Ku Filan Uma Haysid In Aad Dadka Ku Qancisid Niyad Wanaaggaaga !

26/07/2025

Wax walba waxay u muuqdaan wax aan macquul ahayn ilaa la dhammeeyo.

25/07/2025

Labo Arrimood Oo Aad u Udag:

1) In aad fikirkaaga geliso qof kale iyo
2) In aad hantida qof kale aad geliso jeebkaaga ..

Qofka sameeya tan kowaad waxa la yiraahdaa MACALLIN..
Qofka sameeya tan labaad waxa la yiraahdaa GANACSADE ..

Halka qofka labadaba isku sameyn kara hal mar uu yahay XAASKAAGA..

25/07/2025

Guushu badanaa waxay u timaadaa kuwa aad ugu mashquulsan inay raadiyaan.

24/07/2025

Sirta guushu waa u hoggaansanaanta ujeeddada.

24/07/2025

Mustaqbalku had iyo jeer wuxuu ku bilaabmaa hadda.

24/07/2025

Shakigu wuxuu dilaa riyooyin ka badan inta uu fashilku dili lahaa.

24/07/2025

Waxaan ka fikirno, ayeynu noqonnaa. - Buddha

24/07/2025

Diyaarinta ugu fiican ee berrito waa inaad maanta sida ugu fiican u shaqaysaa. - H. Jackson Brown, Jr.

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gelinbacayn's Notes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category