Gollis University Bosaso

Gollis University Bosaso

Share

Gollis university empowers its student to becoming professional leaders committed to making a Positive Difference

16/06/2026

๐’๐š๐ง๐š๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ–๐‡ โœจ๐ŸŒ™

Jaamacadda Gollis waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Islaamka munaasabadda curashada sannadka cusub ee Hijriga ah 1448H.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sannadkan ka dhigo mid ay ka buuxaan kheyr, barwaaqo, nabad, caafimaad iyo guul. Ilaahay ha inagu gallado nimcada amniga, iimaanka iyo horumarka.

Sanad Wanaagsan 1448H.




26/05/2026

๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š ๐ŸŽ‰ ๐ŸŒ™
Jaamacadda Gollis waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa u diraysaa dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan Allah ka baryeynaa inuu ciiddaan ku gaarsiiyo nabad, caafimaad, barwaaqo, iyo farxad joogto ah.




Photos from Gollis University Bosaso's post 16/05/2026

Qaybti 3aad : imtixanka k**a dambayska ( ๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ ๐„๐ฑ๐š๐ฆ ) ah ee semesterka saddexaad ee sannad Jaamacadeedka 2025-2026 ee jaamacadda Gollis.



See less

Photos from Gollis University Bosaso's post 16/05/2026

Qaybti 2aad : imtixanka k**a dambayska ( ๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ ๐„๐ฑ๐š๐ฆ ) ah ee semesterka saddexaad ee sannad Jaamacadeedka 2025-2026 ee jaamacadda Gollis.



Photos from Gollis University Bosaso's post 16/05/2026

๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ ๐„๐ฑ๐š๐ฆ
๐Ÿ“… ๐’๐š๐›๐ญ๐ข ๐Ÿ๐Ÿ” - ๐Œ๐š๐ฒ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” waxaa si rasmiya u bilowday imtixanka k**a dambayska ( ๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ ๐„๐ฑ๐š๐ฆ ) ah ee semesterka saddexaad ee sannad Jaamacadeedka 2025-2026 ee jaamacadda Gollis.
โœจ Guul, dadaal miro-dhala, iyo natiijooyin farxad leh.
Guul dhammaan ardayda! ๐Ÿ“šโœ๏ธ
-----------------------
๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ : [email protected]
๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ : 905 364 444
๐ฐ๐ž๐›๐ฌ๐ข๐ญ๐ž : https://gub.so/

Photos from Gollis University Bosaso's post 08/05/2026

Ardayda kulliyada caafimadka oo ku guda jira mid ka mida xiisadohooda gacan ka qabashada ee maalinlaha ah .



05/05/2026

Maanta oo kale sannad walba waxaa adduunka laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka (International Day of the Midwife) โ€“ 5-ta May

Maalintani waxay muhiim u tahay xuska iyo qadarinta doorka weyn ee umulisooyinku ku leeyihiin badbaadinta nolosha hooyooyinka iyo dhallaanka. Umulisooyinku waa tiirka ugu muhiimsan ee daryeelka hooyada iyo ilmaha, iyagoo bixiya adeegyo caafimaad oo naf-badbaadin ah xilliyada ugu nugul nolosha.

Sidoo kale, waxaan si gaar ah u xusaynaa umulisooyinka Soomaaliyeed, kuwaas oo inta badan ku shaqeeya duruufo adagโ€”iyagoo la tacaalaya qalab yari, goobaha caafimaad oo aan dhamaystirnayn, iyo culays shaqo oo sarreeya. Inkastoo caqabadahaas jira, haddana waxay si hagar laโ€™aan ah ugu adeegaan bulshada, iyagoo muujiya dulqaad, geesinimo iyo naxariis.

โœจ Empowering Midwives. Protecting Life. Shaping the Future.







01/05/2026

sidee u qabsoomay imtixanka oscega ee ardayda kulliyada caafimaadka ee kalka labaad .

Photos from Gollis University Bosaso's post 01/05/2026

Waxaa Hallka Jaamacadda ka qabsoomay tababar ciwaankiisu ahaa horumarinta aqoonta iyo xirfadaha la xiriira maareynta iyo warbixinta maaliyadeed (๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ซ๐ž๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐ฌ๐ญ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐๐ฌ)

#

01/05/2026

๐Ÿฉบ ๐Ž๐›๐ฃ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž ๐’๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ ๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐„๐ฑ๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐Ž๐’๐‚๐„)

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Bosaso
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
15:30 - 21:00
Tuesday 07:00 - 12:00
15:30 - 21:00
Wednesday 07:00 - 12:00
15:30 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 12:00
15:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 12:00
15:00 - 21:00