White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء

White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء

Share

Hoyga barbaarinta iyo diyaarinta hogaamiyaasha mustaqbalka

17/02/2026

Maamulka iyo macallimiinta Dugsiga White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء waxay dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynayaan munaasabadda Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta kheyrkeeda, dembi dhaafkeeda, iyo naxariisteeda.

Ramadaan Kariim 🌙

25/01/2026

AXAD , 25/01/2026

SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA KALKA H**E EE SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026.

Faafaahin Sida Loo booqanayo Portalka:
Link : https://Natiijo.allschool.so
1. dooro linkiga sare si aad u gasho portal-ka
2. Ku dhufo (Log in as Student)
3. Geli school code-ka ( WT-2000 )
4. Ka dibna geli ID number-kaaga (ROLL NO)
5. Ka dibna geli Passwordka oo ID numberkaaga ah
6. Ka dibna kasii dooro qeybta imtixaanada ( Grade )
7. Ka dooro (Term 1)

GOOD LUCK

25/01/2026

AXAD (25/01/2026)
01:00 PM (INSHA ALLAH)

Halkan isha ku hay👀

White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء

19/01/2026

Axad 18/01/2026

Waxaa Ardayda Dugsiga sare ee White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء usoo Dhamaaday imtixaankii Kalka H**e Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.

Dhammaan Ardayda waxaan u Rajaynayna Guul iyo Fasax wacan insha allah.

Photos from ‎White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء‎'s post 03/01/2026

Sabti: 03/01/2026

Jadwalka Imtixaanka kalka h**e ee sanad-dugsiyeedka 2025/2026.


Morning Shift. Afternoon shift.

Photos from ‎White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء‎'s post 21/11/2025

🎉📚 HAMBALYO – MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED 📚🎉 (21/11/2025)

SAWIRRO QEYBTA 1AAD

Xafladda maamuuska maalinta Macallinka soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee dugsiga White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء

Maamulka White Tower Secondary School waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed.

Wuxuu sidoo kale u rajaynayaa dhamaantood Barako, caafimaad, iyo ajar waasac ah.

Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed! 🎉✨📚

Photos from ‎White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء‎'s post 28/10/2025

Talaada : 28/10/2025

Jadwalka Imtixaan bileedka kalka h**e ee sanad-dugsiyeedka 2025/2026.


Primary Shift. Morning shift.

27/08/2025

OGEYSIIS -- OGEYSIIS -- OGEYSIIS

Maamulka Dugsiga sare ee White Tower Secondary School waxa uu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bahda waxbarashada in dugsigu dib u furmi doono 01/09/2025, si rasmi ahna loo bilaabi doono sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Waxaan ku dhiirigelinaynaa waalidiinta iyo ardayda inay si buuxda uga qeybqaataan, si aynu u wada bilowno sanad waxbarasho oo guul, horumar iyo barwaaqo leh.

Xog dheeraad ah kala soo xiriir:
📞 90-7738645 / 907727342 / 7736243
📧 [email protected]

Maamulka Dugsiga sare ee White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء

01/06/2025

AXAD , 01/06/2025

SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA FINAL-KA EE SANAD DUGSIYEEDKA 2024-2025

Faafaahin Sida Loo booqanayo Portalka:
Link : https://Natiijo.allschool.so
1. dooro linkiga sare si aad u gasho portal-ka
2. Ku dhufo (Log in as Student)
3. Geli school code-ka ( WT-2000 )
4. Ka dibna geli ID number-kaaga (ROLL NO)
5. Ka dibna geli Passwordka oo ID numberkaaga ah
6. Ka dibna kasii dooro qeybta imtixaanada( Exams )
7. Ka dooro ( Show Exam Average )

GOOD LUCK

01/06/2025

SHAACINTA IMTIXAANKA FINAL-KA EE SANAD-DUGSIYEEDKA: 2024/2025.

Waxaa lagu war-gelinayaa dhamaan ardayda, waalidiinta iyo bulshaweynta ku xiran Dugsiga hoose iyo sare ee White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء in la shaacin doono natiijada imtixaanka Final-ka ee sanad dugsiyeedka: 2024/2025, maanta oo Axad ah (01/06/2025) saacadu markay tahay 01:40 PM
Haddii Eebbe idmo.

Photos from ‎White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء‎'s post 15/04/2025

Talaado.
15/04/2025

Jadwalka Imtixaanka Kalka dambe ee sanad dugsiyeedka 2024-2025

White-Tower Primary And Secondary School مدرسة المنّارة البيضاء

13/04/2025

SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAAN BILEEDKA KALKA DAMBE EE SANAD DUGSIYEEDKA 2024-2025

Faafaahin Sida Loo booqanayo Portalka:
Link : https://Natiijo.allschool.so
1. dooro linkiga sare si aad u gasho portal-ka
2. Ku dhufo (Log in as Student)
3. Geli school code-ka ( WT-2000 )
4. Ka dibna geli ID number-kaaga (ROLL NO)
5. Ka dibna geli Passwordka oo ID numberkaaga ah
6. Ka dibna kasii dooro qeybta imtixaanada( Exams , Final Exam Morning ama Final Exam Afternoon)

GOOD LUCK

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


1 Luulyo
Bosaso