24/07/2019
Aqoon curis
Bogaan waxad ka heli donta aqoonta cusub dhiirigalinta nafta barshada xirfadaha jihaynta nafta
24/07/2019
23/07/2019
Qiimaha ay leedahay naftada in aad hormariso waxd garan karta marka as is waydiiso su aalahan :
1: maxad noloshada ka damacsantahy ?
2:sideed rabtaa mustaqbalka in aad nolshada u maarayso amaad ugu tala gashay hormarinteeda?
3: hadafka aad hiigsanyso eed u nooshahy waa maxay?
wa hubaal hadad ka jawabto sualahan hadad ka jawabto kuma dhibi doonto in aad wajahdo hormarinta naftaada
asc
17/07/2019
AQOON CURIS:
waxay dhadhan leedahy himiladu amase hanku marka uu leeyahay go aamo qoran iyo waliba qorshayaal loogu tala galay fulintiisa
Nooluhu bilaa qordhshe wax hormar ah kuma tilaabsado
fadaln tijaabi qorna qorshahaga maalin walba wa hubaal fulintisa waxay kuu noqonaysa mid aad ku raaxaysto
Kusoo dhawoow bogaan waxa ka heli doonta aqoon isku dheeli tiran taaso xooga saaraysa shakhsiyada aadamaha noloshiis, hab fikirka qofka saxada ee u abuuran in uu maalo maskaxdiisa kana faaidaysto ruuxda cajiibka ah ee ilaahay u hibeeyay
LASOCOD WANAAGSAN AKHYAARTA
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Jubba
Bosaso
Opening Hours
| Monday | 00:00 - 23:59 |
| Tuesday | 00:00 - 23:59 |
| Wednesday | 00:00 - 23:59 |
| Thursday | 00:00 - 23:59 |
| Friday | 00:00 - 23:59 |
| Saturday | 00:00 - 23:59 |
| Sunday | 00:00 - 23:59 |