05/03/2020
Ogaysiis Muhiim ah dhamaan bulshadda ku dhaqan Magaaladda Bosaaso waxaa la ogaysiinaayaa in xarunta Aalad Maal qabanayso Tababar ku saabsan
Xiliga Tababarka waa:Maalinta Jimcaha ah.
Taariikhduna ay tahay: 6/03/2020
Saacadda waa : 4:00Pm.
Goobta waa: Xarunta Aalad Maal.
FG:
Tababarkaan waa Bilaash (Free).
Ciddii daneenaysa waa in ay laxariiraan taleefoonadda kala ah:
0906211110 / 0907762043 / 090841031 / 0907749757 / 090255556/ 0907795361
Mahadsanidiin.
19/02/2020
Waxaa Sharaf Weyn Noo Ahayd In Aan Ka Qayb Qaadano Carwo Bandhigeedki Gancsiga Oo Lagu Qabtay Magalada Bosaso Gaar Ahaan Jamacada Bariga Africa Team Aalad Maal Iyo Sawiranti Jamacada
17/02/2020
OGAYSIIS OGSYSIIS
Aalad Maal Education Center waxay ogaysiinaysaa dhamaan bahda wax barshadda jecel ee ku nool magaalada Bosaaso.
In xarunta ay qabanayso Course tababar ah oo 1malin soconaaya aadna ufiican midaas oo lagu barandoono: Naqshadaynta websiteyadd iyo samaynta naqshada Digitalka ah sida Boorarka ,Loogooyinka, Brochurrada, IDCardka, Posterada iyo kuwa kaloo badan sidda video Production ayan mesha ka maqnayn.
Waxaana lagugu baraayaa habcasi ah oo aad usaraysa oo ah itus oo itaabsii
Iyadda oo wax lagaaga bilaabaayo heer hoose laguna gaarsiinaayo ilaa iyo heer sare.
Ka faa'idayso Fursadaan Dahabigaa
Wixii faah-faahin ah ama is-diiwaangelin ah toos(online) ah kala xiriir:
Telefonada:090-6211110, 0907762043 7255556
Mahadsanid.
07/02/2020
Ogaysiis Muhiim ah:
asc dhamaan Bulsho waynta ku dhaqan magaalada Bosaaso waxaan ogaysiinaynaa xarunta Aalad Maal in ay idin hayso Course lagu baranaayo Luuqadda Englishka ah iyada oo wax laguu baraayo habkii ugu danbeeyay oo luuqada loobarto waxaan kuu haynaa Coursesooyin kala duuwa oo ku saabsan luuqada englishka ah sido kalena waxaan kuu haynaa
macalimiin aad ugu xildheer luuqada englishka ah oo ku takhasusay luuqada waxana ku soo bartay dalka dibadiisa.
coursesooyinka englishka waxa ay ukala baxayaan Seddex qaybood oo kala ah:
1-Heer Hoose.
2-Heer Dhexe.
3-Heer Sare.
fadlan wixii faahfaahin ah laxariir xafiiska xarunta:
6211110/7788986/7795361/7700570/7762043
Mahadsanidiin.
05/02/2020
Bishaaro!
Ma doonaysaa in aad noqotid iibiye la jecelyahay, macaamiil badanna kasban kara? Hadday jawaabtaadu "Haa" tahay, ha moogaanin tababarka Sales Fundamentals oo caalami ah, kaana caawinaya in aad baratid qaabka macaamiisha loogu qanciyo adeegga/badeecada aad iibinaysid, qofka dhammaystana waxa u helayaa aqoon iyo shahaado la aqoonsanyahay, feeg-ga is diiwaangelintuna waa $5 oo keliya. Tababarkan waxaa qabanaya Aalad-Maal Education Center, tababaruhuna waa Eng. Cabdullaahi Bootaan aqoon iyo khibrad u leh wax iibinta. Maalinka Jimcaha ah 07/02/2019 Saacaddu marka ay tahay 16:00 ayuu billaabanayaa. Aalad Maal Education Center waxa ay ku taal Aaga Masjid Al-Rowda dhabarka dambe ee Al-Xayaat. ama kasoo horjeedka Hotel Safaari.
Wixii faahfaahin ah wac:
0906211110 / 09070255556 / 0907795361
Si Online ah isu diiwaan geli adiga oo galaya link-ga hoose.
faldan link-ga
https://forms.gle/RiJLr5KYbaK67Cn28
Abdullah Holif
Maxamud Abshir Shire
Abdirsak M Abdi Jirdeh
Macalin Hindi Macalin
Mahamed Sulub
Abdirahman Farah
Jibriil Qaniiyo
29/01/2020
si aad isu diwaan galiso Course Public speaking by Eng Cabdulalhi Bootan faldan link-ga
https://forms.gle/JRBBcQmVjrgQJkgFA
Ogaysiis Muhiim
Waxaa dhamaan bahwaynta ku dhaqan Magaalada Bosaaaso la ogaysiinayaa in Xarunta Aalad Maal Education Center ay qabanayso tababar oo ah Basic Public Speaking
Xilliga tababarka laqabanaayo waa maalinimada Jimcaha ah ee bishu ku aadantahay 31 /01/2020
Waqtiga waa: Bacda Casar 4:00Pm.
Tabarahu waa Eng Cabdullaahi Bootaan
Goobta tababarka waa: Xarunta Aalad Maal Education Center.
Xarunta waxay kutaalaa aaga dhabarka danbe Al-Hayaat Pharmacy ama ka soo horjeedka Hotel Safaari
is diwaan galinta wa socota arday kooban ba la qaadanaya
si aad isu diwaan galiso faldan link-ga
https://forms.gle/JRBBcQmVjrgQJkgFA
Wixii faahfaahin ah Fadlan kala xariir:
0906211110/ 0907788987 /0907795361 /0907700570 /0907762043/7255556.
Maxamud Abshir Shire
Macalin Hindi Macalin
Jibriil Qaniiyo
Mahamed Sulub
Abdirahman Farah
28/01/2020

23/01/2020
Ogaysiis Muhiim ah:
asc dhamaan Bulsho waynta ku dhaqan magaalada Bosaaso waxaan ogaysiinaynaa xarunta Aalad Maal in ay idin hayso Course lagu baranaayo Luuqadda Englishka ah iyada oo wax laguu baraayo habkii ugu danbeeyay oo luuqada loobarto waxaan kuu haynaa Coursesooyin kala duuwa oo ku saabsan luuqada englishka ah sido kalena waxaan kuu haynaa
macalimiin aad ugu xildheer luuqada englishka ah oo ku takhasusay luuqada waxana ku soo bartay dalka dibadiisa.
coursesooyinka englishka waxa ay ukala baxayaan Seddex qaybood oo kala ah:
1-Heer Hoose.
2-Heer Dhexe.
3-Heer Sare.
fadlan wixii faahfaahin ah laxariir xafiiska xarunta:
6211110/7788986/7795361/7700570/7762043
Mahadsanidiin.
15/01/2020
ka faidayso Free Training By Eng Faysal C. Mataan Basic SQL Server
is diwaan galinta wa socota arday kooban ba la qaadanaya
si aad isu diwaan galiso faldan link-ga
https://forms.gle/C2epncCuEFdgLm1u7
Ogaysiis Muhiim
Waxaa dhamaan bahwaynta ku dhaqan Magaalada Bosaaaso la ogaysiinayaa in Xarunta Aalad Maal Education Center ay qabanayso tababar ah oo 2- Maalin soconaaya oo ah Basic
Xilliga tababarka laqabanaayo waa maalinimada Jimcaha ah ee bishu ku aadantahay 16-17 /01/2020
Waqtiga waa: Bacda Casar 4:00Pm.
Tabarahu waa Eng Faysal C. Mataan