Al-Tibyaan Primay and Intermediate School

Al-Tibyaan Primay and Intermediate School

Share

Dugsiga Hoose Dhexe ee Al-Tibyaan ee magaalada Bosaso.

17/03/2023

Dibloom muhim u ah maamulayaasha maanta iyo kuwa berriba.
gasho mustaqbalkaaga.

🔰

يعلن مركز الرسالة للتدريب والاستشارات بالتعاون مع شركة التكاملية الدولية للإدارة والتدريب (ماليزيا) عن إقامة دبلوم مهني لتأهيل مديري المدارس والمؤسسات بعنوان:
《القيادة التربوية》

🔆 مدة الدراسة:
شهر واحد فقط

🗓 ينطلق البرنامج بتاريخ:
1 - رمضان - 1444هـ

📌 رسوم الدراسة:
ثلاثون دولار (30$)

♻️ يكون التسجيل في انضمام هذه الروابط:

WHATSAPP:
https://chat.whatsapp.com/KtILJHIjW357SWxkxQPLLA

TELEGRAM:
https://t.me/RisalaCenter

16/03/2022

Like and share

21/03/2020

Ogaysiis ogaysiis
Dhamaan waalidiinta sharafta badan waxa la ogaysinaya in maanta oo tarikhdu taahay 21-3-2020 .04-04-2020 in AL-TIBYAAN SCHOOL uu fasax yahay cudurka CORONA VIRUS OWGII. AS, ALLAAHA CAFWA WALCAAFIYA.

02/01/2020

Tartankii u dhexayey arday

Photos from Al-Tibyaan Primay and Intermediate School's post 02/01/2020

Alle ayaa mahad iska leh, noosuurta galiyey dhamaadkii tartan mudo bil ah ka socday Daaru Tibyaan Prmary and intermediate ay iskuna arkayayeen ardayda fasalas kala duwaan
Ugu danbayn wxa isku soo haray fasalada 5aad & 3aad guushuna wxay saa ku raacday fasalka 5aad

01/02/2019

Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe ee Al-tibyaan, Maxamed Maxamuud Jaamac oo kalmad dhiirigelin iyo dardaaran ah u jeediyay ardayda dugsiga.

Xarunta Dugsiga waxa ay ku taal Xaafada Laanta Hawada ee Magaalada Bosaso, Dhabarka danbe ee Daryeel Hospital.

Photos from Al-Tibyaan Primay and Intermediate School's post 29/01/2019

Xaflad lagu abaal marinayo ardayda Kaalmaha h**e ka gashay imtixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedka 2018-2019 ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga oo ku taal xaafada laanta hawada, dhabarka danbe ee Daryeel Hospital ee Magaalada Bosaso.

Ardayda dadaashay waxaan leenahay hambalyo, waxaana u rajaynaynaa mustaqbal wanaagsan.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Bosaso

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00