18/12/2023
Saddex (3) maalmood ayaa ka harsan Dabbaaldegga Qalinjebinta 12-aad ee Jaamacadda Badda Cas.
(Red Sea University-City Campus)
Bosaso, Puntland Somalia
18/12/2023
Saddex (3) maalmood ayaa ka harsan Dabbaaldegga Qalinjebinta 12-aad ee Jaamacadda Badda Cas.
12/11/2023
Xarunta Magaaladda ee Jaamacadda Badda Cas waxa ay qabanaysaa koorso kooban (short course) oo ku saabsan Maaraynta Mashaariicda (Project Management). Tababarka waxa qabanaya barayaal ku xeeldheer maamulka iyo maaraynta mashaariicda.
Waxa ay bilaabanaysaa 16 November, 2023. Is diiwaangelintu waxa ay ka socotaa Xarunta Magaalada ee Jaamacadda (City Campus).
Wixii faahfaahin ah kala xiriir : 907 715 297
RSU City Campus
(Red Sea University-City Campus)
Bosaso, Puntland Somalia
Kulliyada Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda Badda Cas waxa ay qabanaysaa tababar ku saansan "Xuquuqda Eedaysanaha iyo Dowrka Qareenka Difaaca". Tababarka waxa qabanaya barayaal ku xeeldheer sharciga iyo qaanuunka waxana la qabanayaa 04 November 2023. is diiwaangelintu waxa ay ka socotaa Xarunta Magaalada ee Jaamacadda (City Campus) .
Wixii faahfaain ah kala xiriir 907 715 297
RSU City Campus
(Red Sea University-City Campus)
Bosaso, Puntland Somalia
27/10/2023
Kulliyada Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda Badda Cas waxa ay qabanaysaa tababar ku saansan "Xuquuqda Eedaysanaha iyo Dowrka Qareenka Difaaca". Tababarka waxa qabanaya barayaal ku xeeldheer sharciga iyo qaanuunka waxana la qabanayaa 04 November 2023. is diiwaangelintu waxa ay ka socotaa Xarunta Magaalada ee Jaamacadda (City Campus) .
Wixii faahfaain ah kala xiriir 0907715297
04/10/2023
Diploma in Accounting
Ku soo dhowow Jaamacadda Badda Cas
Isdiiwaangelintu waa ay socotaa
04/10/2023
Diploma in Computer Science
Ku soo dhowow Jaamacadda Badda Cas
Isdiiwaangelintu waa ay socotaa
27/09/2023
Haddii aad haysato heerka 1aad ee Jaamacadda, Diploma-da sare ee Qaanuunka ayaa kuugu diyaar ah Jaamacadda Badda Cas.
24/09/2023
Admission is open.
Faculty of Economics and Management Science.
Department of Accounting.
Diploma Program.
Enroll now.
15/09/2023
Barnaamijka waxbarashada sare (Higher Education Program) ee jaamacadda Badda Cas wuxuu ugu bishaaraynayaa dhamaan ardayda ka baxday kuliyadaha kala duwan inuu u soo kordhiyay (Postgraduate Diploma in Law). Oo ku bixi doonta luuqadaha English iyo Arabic.
Admission is open.
.
.
09/09/2023
Admission is open.
Faculty of Computer Science.
Diploma Program.
Enroll now.
| Monday | 06:30 - 09:30 |
| Tuesday | 06:30 - 09:30 |
| Wednesday | 06:30 - 09:30 |
| Thursday | 06:30 - 09:30 |
| Friday | 06:30 - 10:30 |
| Saturday | 06:30 - 09:30 |
| Sunday | 06:30 - 09:30 |