03/06/2026
This is a wonderful achievement and an important step toward your future. Your hard work, dedication, and perseverance have paid off. As you move on to the next stage of your education, continue to believe in yourself and strive for excellence.
Wishing you success, happiness, and many more achievements in the years ahead. Keep dreaming big and working hardโyour future is bright!
03/06/2026
Arbaco : 03/06/2026.
-----------------------------------------------------------------
Hambalyo dhammaan ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiyada Dhexe ee Puntland oo Shalay si guul leh u soo gabagabeeyey Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Wasaaradda Waxbarashada.
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa ardaydeena Dugsiga Umulqura Boosaaso ee sannad-dugsiyeedka 2025-2026
Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu dadaalkii dheeraa ee ay soo bixiyeeen ardayda, Mamamulka, macalliminta iyo waalidiinta intaba uu ka dhigo mid miro dhal ah, kana yeelo ardaydeena kuwo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba anfaca, una sahlo guul iyo horumar heerarka waxbarasho ee xiga.
25/05/2026
Isniin:25/05/2026
Shaacinta natiijada Imtixaanka.
Maanta oo ah Isniin 25/05/2026 waxaa la shaaciyay natiijada imtixaanka Teeramka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.
Si aad u hesho natiijada imtixaanka taabo
link ga hoose ka dibna
๐๏ธ Geli roll lamberkaaga
๐๏ธ dooro fasalkaaga
๏ธ๐๏ธdooro Final
๐๏ธ Taabo show result
https://Umulquraboss.com/showresult.aspx
07/05/2026
๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐25/๐๐๐6.
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ก ๐๐/๐๐/๐๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐๐ฒ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ก๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐/๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ช๐ฎ๐ซ๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐๐๐ฌ๐จ ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ข ๐ญ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐/ ๐๐๐๐.
๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐๐ง ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐๐ฒ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐จ ๐ ๐๐๐ซ๐ข ๐๐ก ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ง๐ ๐ฅ๐๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐๐ ๐๐/๐๐/๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐ ๐๐ง ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ก.
26/04/2026
Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalada 8aad iyo Form Foour ee Sanad dugsiyeedka 2025-2026
22/04/2026
๐๐ซ๐๐๐๐จ : ๐๐/๐๐/๐๐๐๐.
๐๐๐๐ฐ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐๐, ๐๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐/๐๐๐๐.
------------------------------------
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก ๐๐/๐๐/๐๐๐๐, ๐ฅ๐๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ญ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐๐, ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐/๐๐๐๐.
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐ง ๐ข๐ง ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ, ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐ ๐๐ง ๐๐/๐๐/๐๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ง๐ ๐๐ ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐ ๐๐ง ๐๐/๐๐/๐๐๐๐ ๐๐ง๐ฌ๐ก๐โ๐๐ฅ๐๐๐ก.
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ซ๐ฆ๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ง๐๐ฒ ๐๐๐๐๐๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐ง, ๐ฐ๐๐ฑ ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐๐ง๐ ๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ง.
22/03/2026
Axad: 22/03/2026
Shaacinta natiijada Imtixaanka.
Maanta oo ah Axad 22/03/2026 waxaa la shaaciyay natiijada imtixaanka Teeramka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.
Si aad u hesho natiijada imtixaanka taabo
link ga hoose ka dibna
๐๏ธ Geli roll lamberkaaga
๐๏ธ dooro fasalkaaga
๏ธ๐๏ธdooro Monthly 2
๐๏ธ Taabo show result
https://Umulquraboss.com/showresult.aspx
07/03/2026
๐๐๐๐ญ๐ข: 07/03/๐๐๐6
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ญ๐ข ๐๐ก ๐7-03-๐๐๐6 ๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐/๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ช๐ฎ๐ซ๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐๐๐ฌ๐จ ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ญ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐ค๐ 2๐๐๐ ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐--๐๐๐๐. ๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐ฅ๐ฅ๐ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐๐ฒ๐จ.
06/03/2026
Jadwalka Imtixaan bileedka ee teeramka 2aad
Ee sanad dugsiyeedka 2025-2026
Imtixaan bileedka teeramka 2aad waxaa uu bilaaban doona
07-03-2026 oo ku beegan Sabtida soo aadan
Dhammaan ardayda waxaan u rajeeynaynaa guul