19/03/2026
Eid Mubarak
Waxan farxadda ciidul fitriga owgeed hanbaliyo lawadagaynaa dhamaan Macaliminta, Ardayda, Walidiinta, hawl wadeenada Needle College iyo dhamaan umadda islamka ah. Waxan alle kabaryayna in u ciidka ciidkisa inagu gaarsiyo nabadgelyo iyo caafimaad qab.
Alle haynaga aqbalo acmaashi bisha barakaysan ee ramadaan.
Farxad ku ciida.
17/02/2026
Ramadaan Mubaarak
Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda Needle College waxay hambalyo diirran u dirayaan ardayda, waalidiinta iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah munaasabadda barakaysan ee Ramadaan.
Ramadaanku waa bil naxariis, cafis iyo isbeddel ruuxi ah. Waa waqti aynu ku xoojino cibaadadeenna, akhlaaqdeenna iyo wadajirkeenna. Waxaan rajaynaynaa in bishan barakaysan ay noqoto mid aynu ku korno aqoon ahaan iyo iimaan ahaanba, isla markaana aynu ku gaadhno horumar iyo guul.
Alle ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta kheyrkeeda, hana inaga aqbalo soonka iyo camalka suuban.
Ramadaan Kariim 🌙✨