22/06/2026
π AL-HAYAT COLLEGE β BOSASO
π£ OGAYSIIS MUHIIM AH: KOOSTADA FARSAMADA & SOFTWARE-KA MOOBILADA!
Ma rabtaa inaad barato xirfad suuqeedkeedu sarreeyo oo aad si dhaqso ah ugu shaqaysan karto? Al-Hayat College wuxuu fursad dahabi ah u fidinayaa dhammaan dhalinyarada iyo bulshada ku nool Bosaso ee raba inay noqdaan khubaro ku takhasustay dayactirka moobilada.
Waxaan kuu diyaarinay koorso dhammaystiran oo soconaysa muddo 3 bilood ah, taas oo isugu jirta cilmiga gacanta (Hardware) iyo kan kombiyuutarka (Software).
π
TAARIIKHDA BILAABASHADA:
β’ π
Koorsadu waxay bilaabanaysaa: 01 / 07 / 2026
β’ π Isdiiwaangelintu waa mid mar walba furan ka hor taariikhdaas.
π± Noocyada Moobilada ee Laguu Tababari Doono:
Inta ay koorsadu socoto, waxaad si dhab ah (Practical) u baran doontaa dayactirka iyo cilad-bixinta dhammaan noocyada taleefannada:
β’ Moobilada Yaryar: Sida kuwa badanka leh (Niicle-yaasha).
β’ Moobilada Casriga ah (Smartphones): Sida iPhone, Samsung, Infinix, Tecno, iyo kuwa kaleba.
π οΈ 1. Qaybta Hardware-ka (Cilad-bixinta Gacanta):
Waxaad si qoto dheer u baran doontaa aqoonsiga iyo beddelidda qaybaha hardware-ka ee muhiimka ah sida:
β’ Shaashadaha (Screens) iyo Bateriyada (Batteries).
β’ Aysiidhada (ICs) iyo Dhayoodhka (Diodes).
β’ Fooliyuumka (Volume) iyo Iswiijka/Daaradamiyaha (Power Button).
β’ Godka Jaajarka (Charging Port) iyo cilado kale oo badan (IWM).
π» 2. Qaybta Software-ka (Programming & Unlocking):
Si aad u noqoto farsamo-yaaan dhammaystiran, waxaad sidoo kale baran doontaa:
β’ Programming-ka: Shushubka software-ka, cilad-bixinta nidaamka (OS) iyo Flash-gariinka.
β’ Jabinta (Unlocking): Furista tillaabooyinka amniga ee xiran sida FRP lock (Google Account), Screen Lock (Password/Pattern/Pin), iyo kuwo kaleba.
π‘ Waa maxay faa'iidada Al-Hayat College?
Waxaa ku bari doona macallimiin khubaro ah, adoo isticmaalaya qalabka ugu casrisan ee maanta loo isticmaalo farsamada moobilada. Xirfadi waa noloshaada labaad!
π Wixii Faahfaahin ah iyo Isdiiwaangelinta, nagala soo xiriir:
β’ π Goobta: Al-Hayat College, Bosaso.
β’ π Telefoonnada: 0907788875 /0907673390/ 0907542931
β’ π’ WhatsApp: 0907788875
β’ π± TikTok: college
β’ βοΈ Gmail: [email protected]