21/12/2025
Axad : 21/12/2025.
Jadwalka Imtixaanka Teeramka 1aad, ee Sannad Dugsiyeedka 2025/2026.
------------------------------------
Waxaa maanta oo Axad ah 21/12/2025, lasoo dhajiyey Jadwalkii Imtixaanka teeramka 1aad, ee sannad dugsiyeedka 2025/2026.
Imtixaanku wuxuu bilaaban doono maalin Talaada ah oo ku beegan 30/12/2025 wuxuuna ku eg yahay maalin Arbaco ah oo ku beegan 14/01/2026 Insha’alaah.
Maamulka Iskuul ku waxa uu ardayda kula dar daarmayaa inay dadaalaan, wakhtigana ka faa idaystaan, madaama uu imtixaankii teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2025/2026 ay ka dhimman tahay maalmo kooban.
Wuxuu idin rajaynayaa maamulku guul in shaa allaah.
30/11/2025
Jadwalka Imtixanka Usbuclaha ah ee 7 & 8
19/11/2025
Arbaco : 19/11/2025 Shaacinta Natiijada Imtixaanka Billaha 1aad, 2025-2026.Waxaa maanta oo Arbaco ah Onlineka lasoo galiyey, natiijadii Imtixaanka teeramka dugsiga H/dhexe ee Al-Cinaaya, kadib markay dhameeyeen lajnada imtixaanaadku sixidda, hubinta iyo ku gurista databaska Si aad u ogaatid buundooyinka aad keentay imtixaanka raac tallaaboyinkan soo socda:1) Riix linkigan Qabaal softiwere ee Natiijo.Allschool.so 2) Waxaa ku soo baxaya laba Box riix midka sare login as student.Kadib waxaa kuu soo baxaya saddex box, midka kobaad waxaad ku qortaa shool code ka oo ah acps, midka labaadna Roll number ka, midka saddexaadna password ka oo ah isla Roll number kadib riix sign in, waxaa kuu soo baxaya magacaagii waxaad ka sii doorataa halka ay ku qorantahay EXAMS, kadib ka dooro teram one. Ugu Danbayn waxaa ku soo Baxaya Natiijada Imtixaanka Hambalyo. Ugu danbayn maamulka D/dhexe EE-ALCIMAAYA BOOSAASO wuxuu u hambalyeeynayaa Macalimiita waalidiinta iyo ardaydaba dadaalkii ay sameeyeen sanad dugsiyeedkan 2025-2026 intii lagu jiray,iyo natiijadii fiicnayd ee ardaydu ka keensadeen imtixaanka waxaan leeyahay mar labaad hambalyo.
Dadaala
01/11/2025
Jadwalka Imtixaan Bileed ka 1aad ee Sanad dugsiyeedka 2025-2026
22/05/2025
khamiis : 22/05/2025 Shaacinta Natiijada Imtixaanka Teramka 2aad, 2024-2025.Waxaa maanta oo KHAMIIS ah Onlineka lasoo galiyey, natiijadii Imtixaanka teeramka dugsiga H/dhexe ee Al-Cinaaya, kadib markay dhameeyeen lajnada imtixaanaadku sixidda, hubinta iyo ku gurista databaska Si aad u ogaatid buundooyinka aad keentay imtixaanka raac tallaaboyinkan soo socda:1) Riix linkigan Qabaal softiwere ee Natiijo.Allschool.so 2) Waxaa ku soo baxaya laba Box riix midka sare login as student.Kadib waxaa kuu soo baxaya saddex box, midka kobaad waxaad ku qortaa shool code ka oo ah acps, midka labaadna Roll number ka, midka saddexaadna password ka oo ah isla Roll number kadib riix sign in, waxaa kuu soo baxaya magacaagii waxaad ka sii doorataa halka ay ku qorantahay EXAMS, kadib ka dooro teram one. Ugu Danbayn waxaa ku soo Baxaya Natiijada Imtixaanka Hambalyo. Ugu danbayn maamulka D/dhexe EE-ALCIMAAYA BOOSAASO wuxuu u hambalyeeynayaa Macalimiita waalidiinta iyo ardaydaba dadaalkii ay sameeyeen sanad dugsiyeedka 2024-2025 intii lagu jiray,iyo natiijadii fiicnayd ee ardaydu ka keensadeen imtixaanka waxaan leeyahay mar labaad hambalyo. Dhammaad.
05/05/2025
jadwalka Imtixaanka teeramka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025