East Africa University Diploma Program

East Africa University Diploma Program

Share

Jaamacadda Bariga Afrika, Qaybta Diploma-da Courses-ka Yaryar. "JBA Hoyga Aqoonta iyo Hal-abuurka".

Photos from East Africa University Diploma Program's post 16/05/2026

Madax ka socotay Jaamacadda Bariga Afrika ayaa booqasho ku tagay iskuulka sare Abdullahi Ibrahim ee Degmada Ufayn, iyagoo ardayda iskuulka u qabtay Tababar iyo wacyigelin ku saabsan qaabka ay u dooran lahaayeen Takhasuskooda Jaamacadda, waxaana ka Faaidaystay 50 Arday.

Agaasimaha City Campus-ka Jaamacadda Bariga Afrika Mr. Cabdullaahi Xasan Warsame ayaa Teamka Hormuud u ahaa waxaana ku weheliyey Mr. Saciid Maxamuud Ducaale oo kamida Barayaasha Jaamacadda.

Photos from East Africa University Diploma Program's post 04/05/2026

Ardayda iskuulka Dr. Axmed Xaji C/raxmaan ayaa booqasho ku yimi Jaamacadda Bariga Afrika qaybta East Africa University Diploma Program , iyagoo loo qabtay Tababar wacyigelin ah iyo sidoo kale sidey takhasuskooda u dooran lahaayeen.

Photos from East Africa University Diploma Program's post 03/05/2026

Ardayda Medical Laboratory Semester-ka 4aad East Africa University Diploma Program oo qaadanaya xiisad layli gacmeed ku saabsan Bacteriology, waxayna ku qaadanayaan Isbitaalka Jaamacadda Bariga Afrika.


Photos from East Africa University Diploma Program's post 29/04/2026

Ardayda Kulliyadda Information Science and Technology ayaa qaadanaya layli gacmeed(Networking) ku saabsan Cable-yada iyo habka saxda ah ee layskugu xariiriyo computers-ka, si kor loogu qaado xirfadaha farsamo ee ardayda. ๐Ÿ’ป๐Ÿ”Œ

Photos from East Africa University's post 27/04/2026
27/04/2026

Empowering students with strong communication, critical thinking, and advanced language skills for academic and professional excellence.

Our department focuses on:
๐Ÿ”น English Language & Literature
๐Ÿ”น Academic Writing & Research
๐Ÿ”น Communication Skills
๐Ÿ”น Linguistics & Applied English

We are committed to shaping confident, skilled, and globally competitive graduates. ๐ŸŒ

๐Ÿ“ City Campus, East Africa University Diploma Program




Photos from East Africa University Diploma Program's post 24/04/2026

Ardayda Jaamacadda Bariga Africa qaybta Diploma program ee City Campus ayaa loo qabtay koob isdhexgal ah oo kubadda cagta ah.

Photos from East Africa University Diploma Program's post 21/04/2026

Ardayda Machadka ๐—”๐—น-๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ ayaa booqasho waxbarasho ku yimid Jaamacadda Bariga Afrika, gaar ahaan qaybta Diploma Program ee City Campus, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyey.

Booqashadan ayaa ahayd mid aqooneed oo muhiim ah, waxaana ardayda loo qabtay tababar ku saabsan sida saxda ah ee ay u dooran lahaayeen takhasuskooda, iyagoo helay talooyin iyo hagid ku saleysan mustaqbalkooda waxbarasho iyo xirfadeed.

Intii uu tababarku socday, ardaydu waxay barteen:
๐Ÿ”น Sida loo fahmo kartidooda iyo danahooda
๐Ÿ”น Doorashada takhasus ku habboon suuqa shaqada
๐Ÿ”น Qorsheynta mustaqbal waxbarasho oo guul leh

Jaamacadda Bariga Afrika waxay mar walba ka goโ€™an tahay horumarinta jiilka mustaqbalka iyo taageeridda ardayda si ay u gaaraan yoolalkooda.
๐ŸŒŸ Waxaan u rajeynaynaa ardayda Machadka ๐—”๐—น-๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn!


Photos from East Africa University Diploma Program's post 18/04/2026

Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Bariga Afrika, gaar ahaan qaybta Diploma Program โ€“ City Campus Semesterka 2aad, ayaa si firfircoon uga qayb qaadanaya xiisad Practical ah oo ku saabsan Maadada Anatomy.

Xiisaddan gacmeedka ah waxay ardayda siinaysaa faham qoto dheer oo ku saabsan qaab-dhismeedka jirka biniโ€™aadamka, iyadoo kor u qaadaysa xirfadooda cilmiyeed iyo diyaargarowgooda mustaqbalka caafimaadka.

Waa tallaabo muhiim ah oo lagu dhisayo aqoon iyo karti ay bulshada ugu adeegaan si hufan. ๐Ÿฉบ๐Ÿ“š

Photos from East Africa University Diploma Program's post 10/04/2026

Ardayda Machad Ibnu Hajar ayaa booqasho waxbarasho ku yimid Jaamacadda Bariga Afrika, gaar ahaan qaybta Diploma Program ee City Campus, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyey.

Booqashadan ayaa ahayd mid aqooneed oo muhiim ah, waxaana ardayda loo qabtay tababar ku saabsan sida saxda ah ee ay u dooran lahaayeen takhasuskooda, iyagoo helay talooyin iyo hagid ku saleysan mustaqbalkooda waxbarasho iyo xirfadeed.

Intii uu tababarku socday, ardaydu waxay barteen:
๐Ÿ”น Sida loo fahmo kartidooda iyo danahooda
๐Ÿ”น Doorashada takhasus ku habboon suuqa shaqada
๐Ÿ”น Qorsheynta mustaqbal waxbarasho oo guul leh

Jaamacadda Bariga Afrika waxay mar walba ka goโ€™an tahay horumarinta jiilka mustaqbalka iyo taageeridda ardayda si ay u gaaraan yoolalkooda.

๐ŸŒŸ Waxaan u rajeynaynaa ardayda Machadka Ibnu Hajar mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn!


Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Bari
Bosaso