Utility Coins explained
Cryptocurrency bilow ilaa dhamaad
Waa diyaar.
#๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ
Skills Institute
Horn Skills Institute
Learn, Grow, Succeed.
Horn Skills Institute is an online learning platform dedicated to empowering students with practical skills in Cryptocurrency, Multimedia, IT Basics, and Professional Mentorship.
30/07/2026
DEGDEG: 16 sano ka hor maanta, Satoshi Nakamoto ayaa yiri:
โHaddii aadan i rumaysan ama aadan fahmin, ma haysto waqti aan isku dayo inaan ku qanciyo, iga raalli noqo.โ
18/07/2026
Cryptocurrency bilow iyo dhamaad waa diyaar.
Kusoobiir linkiga group ka
https://chat.whatsapp.com/Jl9KOXtQ2YBDwJeHN1u13D
Macadka Horn Skills Institute Wuxuu idiin diyaariyay kooras dhamaystiran ku saab lacagaha Digital Money ga ah.
Hadii aad danaynayso inaad wax badan ka ogaato dunida lacagaha digital-ka nagusoobiir.
07/07/2026
Blockchain Memorize
07/07/2026
Warbixin Kooban: Suuqa Cryptocurrency โ Maanta (7 Luulyo 2026)
Suuqa cryptocurrency maanta wuxuu muujinayaa soo kabasho taxaddar leh kadib isbeddello dhacay maalmihii la soo dhaafay.
Bitcoin (BTC) ayaa dib uga ganacsanaya agagaarka $63,000, iyadoo ay soo laabatay xiisaha iibsadayaasha iyo calaamado muujinaya xasillooni suuqa ka jirta.
Ethereum (ETH) ayaa sidoo kale muujinaysa dhaqdhaqaaq deggan, inkastoo aysan wali jebin heerarka muhiimka ah ee iska caabbinta.
Solana (SOL) iyo qaar ka mid ah altcoins-ka ayaa leh dhaqdhaqaaq isku dhafan; qaar ayaa kor u kacaya halka kuwo kalena ay hoos u dhacayaan.
Guud ahaan, dareenka suuqa wuxuu u dhexeeyaa rajo iyo taxaddar, iyadoo maalgashadayaashu sugayaan xogaha dhaqaale iyo dhaqdhaqaaqyada hay'adaha waaweyn ee saameeya crypto. ๏ฟฝ
Gunaanad: Haddii Bitcoin sii joogto ka sarreysa heerarka muhiimka ah, waxaa jiri karta fursad uu suuqu sii xoojisto. Si kastaba ha ahaatee, ganacsatadu waa inay taxaddar muujiyaan maadaama isbeddelladu weli sare yihiin.
05/07/2026
๐ ๐๐ซ๐ฒ๐ฉ๐ญ๐จ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐๐ง๐๐ฒ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐๐ญ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐
Ma rabtaa inaad barato dunida lacagaha digital-ka ah (Crypto)? Koorso-kan wuxuu ku siinayaa faham dhamaystiran laga bilaabo aasaaska ilaa heer sare.
https://chat.whatsapp.com/CNs2dYXUPUMCiaFdrX6FSn?s=cl&p=a&ilr=4&amv=3
๐ก Waxaad baran doontaa:
โข Fahamka Cryptocurrency & Blockchain
โข Sida loo iibsado, loo iibiyo loona kaydiyo crypto
โข Falanqaynta suuqa (Market Analysis)
โข Maareynta khatarta (Risk Management)
โข Isticmaalka wallets & exchanges
๐ More Info: +252907451575
04/07/2026
Join our courses today.
04/07/2026
Course kii Cryptocurrency bilow ilaa dhamaad fadlan kusoo biir groupka adoo linkiga comment yaal raacaya.
25/06/2026
Jumca Mubarak Musliminta dhamaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Raf Iyo Raaxo
Bosaso