Girible Primary and Secondery School-Boosaaso

Girible Primary and Secondery School-Boosaaso

Share

Education

30/04/2026

Final exam 2025/2026

11/03/2026

وداعا وداعا

11/03/2026

F3
25/26

11/03/2026

أواخر عشر من رمضان المبارك

11/03/2026

Good days

03/03/2026

Tartanka aqoon iyo anfac Sahal Cable TV

Photos from Girible Primary and Secondery School-Boosaaso's post 03/03/2026

Waxaan si weyn u bogaadinayaa tartanka Anfac iyo Aqoon. Maanta waxaa tartanay dugsiga sare ee Salahidiin Secondary School, inkastoo aanan kala adkaan, haddana natiijadu waxay ku dhammaatay barbardhac sharaf leh.
Dhamaan ardaydii tartanka ka qayb qaadatay hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dadaalkooda iyo kartidooda ay muujiyeen.
Si gaar ah, waxaan ardayda dugsiga Girible Primary and Secondery School-Boosaaso ku boorinayaa inay sii laba jibbaaraan dadaalka, una diyaar garoobaan tartamada soo socda si guulo waaweyn loo gaaro, inshaa Allaah.
Guul iyo horumar ayaan u rajaynayaa dhammaantiin.

26/02/2026

Waxaa farxad inoo ah inaan ka mid noqonay Dugsiyada loo xulay ka qayb galka Tartanka Aqoonkororsiga bisha Ramadaan ee Anfac iyo Aqoon.

Isku aadka Tartanka Bisha ramadaan ee Anfac iyo Aqoon ee Dugsiyada Sare Degmadda Bosaaso.

Girible Primary and Secondery School-Boosaaso

28/10/2025
31/08/2025

Axad, 31/08/2025.
𝗗𝗜𝗜𝗪𝗔𝗔𝗡𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗔𝗥𝗗𝗔𝗬𝗗𝗔 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕 𝟮𝟬𝟮5/𝟮𝟬𝟮𝟲

Waxaa Si habsami leh uga Socda Dugsiga H/dhexe, Sare ee Girible Primary and Secondery School-Boosaaso Diiwaangelinta Ardayda Cusub.

14/05/2025

Ubixii dalka

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Bosaso