08/06/2026
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa Dr. Aamina Maxamed, oo ka mid ahayd ardaydii ka qalin-jabishay Kulliyadda Daawaynta iyo qaliinka ee Jaamacadda, oo si guul ah ku difaacatay Buuga qalin-jebinta darajada Master-ka ee Dhakhtarka Cudurrada dumarka iyo Daaweyntooda (obstetetric and Gynecologist), Jaamacadda KIU.
05/06/2026
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa Dr. Bahja Axmed, oo ka mid ahayd ardaydii ka qalin-jabishay Kulliyadda Daawaynta iyo qaliinka ee Jaamacadda, oo si guul ah ku difaacatay Buuga qalin-jebinta darajada Master-ka ee Dhakhtarka Cudurrada dumarka iyo Daaweyntooda (obstetetric and Gynecologist), Jaamacadda KIU.
See less
04/06/2026
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa Dr. Amina Adam, oo ka mid ahayd ardaydii ka qalin-jabishay Kulliyadda Daawaynta iyo qaliinka ee Jaamacadda, oo si guul ah ku difaacatay Buuga qalin-jebinta darajada Master-ka ee Dhakhtarka Cudurrada dumarka iyo Daaweyntooda (obstetetric and Gynecologist), Jaamacadda KIU.
03/06/2026
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa Mr Farxaan Cabdirisaaq Maxamed, oo ka mid ah ardaydii ka qalin-jabisay Kulliyadda Cilmiga Shaybaarka Caafimaadka (Medical Laboratory Science) ee Jaamacadda, kuna guuleystay inuu si heer sare ah u dhammeysto Shahaadada Master-ka ee Cilmiga Shaybaarka Caafimaadka (Medical Diagnostic Microbiology) ee Kulliyadda Caafimaadka, Kampala International University, Uganda.
02/06/2026
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa Dr. Xamdi Axmed Jaamac, oo ka mid ahayd ardaydii ka qalin-jabishay Kulliyadda Daawaynta iyo Qalliinka ee Jaamacadda, oo si guul ah u difaacatay buugga qalin-jebinta darajada Master-ka ee Dhakhtarka Cudurrada Dumarka iyo Daaweyntooda (Obstetrics and Gynecology) ee Jaamacadda KIU.
01/06/2026
𝐖𝐚𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧
Dhammaan Ardayda Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxaa lagu wargalinayaa in ay diyaar tahay Natiijada Imtixaanka Semesterka 2-aad Ee sanad waxbarasheedka 2025-2026.
Arday kastana akoonkiisa ayuu natiijada ka fiirsan karaa (Student Portal)👇
https://shorturl.at/WXnoZ
Guuleysta Dhammaantiin.
26/05/2026
# 𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 🌙
Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciidul Adxaa.
Alle ha inaga aqbalo acmaasha suuban, hana inagu gaarsiiyo bashbash, barwaaqo iyo nabad.
12/05/2026
kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxaa si rasmi ah ugu bilowday Imtixaanka k**a danbaysta ah semester-ka 2AAD, ee sanad waxbrasheedka 2025-2026.
Dhammaan Ardayda waxaan u rajeynaynaa guul iyo horumar.
.
10/05/2026
Ardayda Kulliyadda Shaybaadhka (Medical Laboratory) Semester-ka 8aad ayaa booqasho waxbarasho ku tegay qaybta lagu daweeyo cudurka Visceral Leishmaniasis ee Isbitaalka Guud ee Boosaaso.
Booqashadan ayaa ahayd mid ay ardaydu ku baranayeen habka baarista shaybaadh iyo daryeelka bukaannada la ildaran cudurka.