Hormud Organization

Hormud Organization

Share

qolkaan waa qolka ururuka samafalka ee Hormuud oo qaabilsan waxbarashada iyo dacwada

Photos from Hormud Organization's post 19/02/2016

Kullan xalay dhexmaray qayb kamida golaha fulinta iyo shiikh axmed faarax warsame (garaase) oo kamida culimada degaanada puntland.

Photos from Hormud Organization's post 05/02/2016

Shir ay caawa isugu yimaadeen golaha fulinta ee ururka oo kusaabsanaa wax qabadka lixda bilood ee socota oo siwanaagsan ku soo dhamaaday

Photos from Hormud Organization's post 04/02/2016

Shir caawa kadhacay hoolka amal palaza ee magaalada bosaso oo ay isugu yimaadeen maamulka ururka hormuud iyo qaybo ka mida dhalinyarada aqoonyahanada ah ee jooga magaalada, shirkaas oo kusaabsana sidii dhalinyaradaas loogu sharaxi lahaa ururka iyo ujeedooyinkiisa oo ay kasoo qayb galeen ilaa 20 qof wuxuuna ku dhamaaday shirkaas is afgarad.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Bosaso, Rawda Main Raod, Amal Plaza
Bosaso