27/04/2026
Dugsiga hoose dhexe daaru-tanziil bosaso.
WAA GOOB WAXBARASHO OO LAGU BARTO QUR'AANKA IYO XIFDINTIISA , HIGAADDA IYO WAXBARASHADA ASAASIGA AH.
27/04/2026
09/02/2026
Xaflada abaalmarinta ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixamkii teramka h**e ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.
25/12/2025
Wargelin:
04/12/2025
Hambalyo hambalyo.
Maamulka macallimiinta hawl wadeenada iyo dhamman ardayda Dugsiga hoose dhexe daaru-tanziil bosaso. waxay hambalyo u diraysaa ustaad mohamed cali mohamoud (qaware) oo ka qalin jabiyey jaamacada badda cas gaar ahaan kulliyada economics gaar ahaan department bank and finance
Waxaan leenahay allah hakugu anfaco cilmiga aad baratay.
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis.
Waxaa la ogaysiinayaa ardayda iyo waalidiintaba in saaka oo ah ISNIIN 01/09/2025 la furay Dugsiga hoose dhexe daaru-tanziil bosaso.
Mahadsanidiin losocod wanaagsan.
10/05/2025
SABTI:10/05/2025.
Waxaan maanta si rasmi u bilownay imtixaamka kalka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025.
22/04/2025
WARGELIN:
Jadwalka Imtixaanka Final-ka Ee Sanad Dugsiyeedka 𝟐𝟎𝟐𝟒-𝟐𝟎𝟐𝟓.
Waxa uu Imtixaanku QURAANKU Bilaaban doonaa Malin-ka ISNIINTA ah Kuna Beegan 𝟎5-𝟎𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟓.
Wuxuuna Dhamaanayaa Malinta Khamiista ah Kuna Beegan 08-𝟎𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟓.
Imtixaamka maadooyinku wuxuu bilaabanayaan maalin sabti ah 10-05-2025.
Wuxuuna dhamaanayaa khamiista kuna beegan 15-05-2025.
Mamulka Dugsiga Iyo Macalimiintu waxay Ardayda kula Dar daar mayaan in ay Dadaal iyo Howl Kar muujiyaaan.
# 𝐈𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐈𝐝𝐦𝐨
14/02/2025
DHIIRIGELINTU WAA QAYB KA MID AH WAXBARIDA WANAAGSAN"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Bosaso
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 06:00 - 17:30 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 06:00 - 17:30 |