Hagarlaawe HMM

Call Directions Website Contact the school

Hagarlaawe HMM Hoyga Milyoneerada Mutsqbalka. Telegram; https://t.me/hagarlaaweacademy

24/09/2026

🚨 *DEGDEG β€” XOGTA GURYAHA MARAYKANKA*
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ“Š πŸ‡ΊπŸ‡Έ Heerka amaahda guryaha ee 30-sano Maraykanka ayaa gaaray 7.03% usbuuca Sebtembar 24, taasoo ah heerkii ugu sarreeyay tan iyo Janaayo 2025, halka uu h**ey uga ahaa 6.95% β€” sida uu sheegay Freddie Mac.

πŸ‡ΊπŸ‡Έ Madaxweynaha Shiinaha Xi iyo Madaxweynaha Trump oo kulan gaar ah yeeshay, sida ay Xinhua sheegtay β€” wada hadallo muhi...
24/09/2026

πŸ‡ΊπŸ‡Έ Madaxweynaha Shiinaha Xi iyo Madaxweynaha Trump oo kulan gaar ah yeeshay, sida ay Xinhua sheegtay β€” wada hadallo muhiim ah oo labada dal ah ayaa socda.

24/09/2026

πŸ‡ΊπŸ‡Έ Dowladda Maraykanka ayaa dooneysa inay la safato Elon Musk dacwadda maxkamadeed ee uu kula jiro Midowga Yurub ee ku saabsan ganaaxa X.

24/09/2026

πŸ“Š πŸ‡ΊπŸ‡Έ Dulsaar cusub ee 4-week treasury-ga mareykanka Bill Maraykanka ayaa gaaray 3.85%, taas oo ka sarreysa kii h**e ee 3.82%.

24/09/2026

πŸ“Š πŸ‡ΊπŸ‡Έ Fed-ka ayaa dalbaday biilal 4-todobaad ah oo gaaraya $7.4 bilyan β€” lacag badan ayaa suuqa la gelinayaa.

24/09/2026

🚨 *DEGDEG β€” XIISADDA IRAN IYO MARAYKANKA* βš”οΈ
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ‡ΊπŸ‡Έ Imaraadka Carabta ayaa sheegay in go'aankooda uu salka ku hayo cunaqabateynta Maraykanka ee shirkadaha diyaaradaha Iiraan ee adeegsanaya garoomada diyaaradaha.

24/09/2026

πŸ“Š πŸ‡ΊπŸ‡Έ Warshadaha Kansas City Fed oo kor u kacay 20 bishaan, taas oo ka sareysa tii h**e ee ahayd 17.

24/09/2026

πŸ‡ΊπŸ‡Έ Wasaaradda Maaliyadda Maraykanka ayaa qorsheyneysa inay dib u iibsatay deyn 20-30 sano ah oo gaaraysa $6 bilyan, taasoo dhacaysa 24-ka September si ay u xoojiso liquidity-ga suuqa.

🚨 *DEGDEG β€” XOGTA DHAQAALAHA MARAYKANKA*β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”πŸ“Š πŸ‡ΊπŸ‡Έ Kansas City Fed Composite Index ayaa si xooggan u korod...
24/09/2026

🚨 *DEGDEG β€” XOGTA DHAQAALAHA MARAYKANKA*
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ“Š πŸ‡ΊπŸ‡Έ Kansas City Fed Composite Index ayaa si xooggan u korodhay – 14 ayaa la helay, iyadoo la filayay 8.5, kii h**ena uu ahaa 10. Dhaqaalaha gobolkaas wuu xooggan yahay saaxiibayaal.

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ“Š *Saameynta Suuqa*
πŸ‡ΊπŸ‡Έ `USD ` πŸ“ˆ *Bullish*
πŸ’΅ `DXY ` πŸ“ˆ *Bullish*
πŸ₯‡ `Gold ` πŸ“‰ *Bearish*

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hagarlaawe HMM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hagarlaawe HMM:

Shortcuts

Share

Category