Health Science Students Association" HSSA" UOB

Health Science Students Association" HSSA" UOB

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Health Science Students Association" HSSA" UOB, Bosaso.

Photos from Health Science Students Association" HSSA" UOB's post 08/10/2023

Guddoonka Ururka Ardayda caafimaad ka ee HSSA iyo dhamaan golaha fulinta Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ali shire jamac oo kamid ah xubnaha ugu firfircoon ee ururka ardeyda caafimaadka ee HSSA oo loo magacaabay xoghayaha Degmada Xingalool

Waxaan alle uga baryeynaa
inuu u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday.

08/09/2023

Bachelor of medicine and surgery University of Bosaso-Main campus. Call now 907536453

08/09/2023

Guddoonka Ururka Ardayda caafimaad ka ee HSSA iyo dhamaan golaha fulinta Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ABDIHAKIIN MURSAL ISMAIL DHAGA-CADE oo kamid ah xubnaha ugu firfircoon ee ururka ardeyda caafimaadka ee HSSA oo loo doortay gudoomiye Kuxigeenka D/Balidhidin

Waxaan alle uga baryeynaa
inuu u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday.

Photos from Health Science Students Association" HSSA" UOB's post 08/01/2023

waxaa manta jadwalkii imtixanka loso dhejiyey dhamaan ardayda jamacada bosaso .

gaar ahaan kuliyada caafimadka
gudomiyuhu wuxuu duco iyo badqab u rajaynayaan inay ku dhamaystaan dhaman ardayda kuliyada caafimadka

07/12/2022

Ururka aradayda caafimadku oo uu ugu horeyo
gudomiyaha caafimadka ee jamacada bosaso
Maxamed Maxamud (gabayre)
waxa uu hanpalyo aan la so kobi karin u dirayaaa Ardayda ka qalin jabinaysa jamacada bosaso
iyo dhamaan mamulka jamacada

waxaa si toos ah ugu hanolyey ardayda qalin jabinaysa

Madaxa diwaangalinta jamacada bosaso Lecturer Sharmarke Angar

28/09/2022

29/09/2022 waxaa hall-ka jaamacadda Bosaso ka qabsoomi doonta munaasabada soo dhaweeynta ardayda cusub ee sanad waxbarasheedka jaamacadda 2022 - 2023. Kasoo qayb gal wanaagsan

18/05/2022

waxaan dhamaan ardayda jamacada bosaso ogaysinayaa in malinta sabtida ah ee bishu ku beganthy 21/may/2022 abaaro 9:00 subaxnimo heli donaan natijada imtixankii 2 aad ee sanadka

gaar ahaan wxaan kuliyada caafimad u rajaynaynaa inay guul iyo natiijo lagu farxo kala kulmaan natiijo faraxgalisan juhdigii iyo dadaalkii aad si bixisen idin rajayn insha alla

01/04/2022



Sidee ayaa Sare loogu qaadi karaa in hooyinku ay Ku dhalaan xarumaha caafimaadka si looga Guuro iney hooyooyinku ku dhalaan Guryaha
Waxa Dood Dan lagu qabanaya jamacadda Bosaso qayb teeda weyn ee magalada Bosaso waxa soo qaban qaabiyey Doodan Ururka caafimaadka ee ardeyda jamacadda Bosaso iyo xafiiska Cilmi baarista ee Jamacadda Bosaso

Photos from Health Science Students Association" HSSA" UOB's post 28/03/2022

Xisbiga midnimo oo qayb ah ururka HSSA ayaa noqdey xisbigii ugu horeeyey oo si rasmi ah u qaatay shahaadadii musharax nimada

11/03/2022

OG:Gudomiyaha health science student associate ( HSSA)
OG: Gudomiyaha faculty of social science student assosiate ( FOSSSA)
OG: Gudomiyah faculty of coputer science ( FOCS)

Ujeedo ka dhan ah sportiga jamacada bosaso

Waxaan cadaynaynaa in si sharciga baal marsan lo xulay sportiga
Iyagon wax talo iyo tusma ah ayna ku lahayn gudomiyasha aan kor idin ku xusay taasina waxay dhawac u gaysan kartaa kala damaynta sharciga u degsan ururka ardayda iyo gudonka kuliyadaha

Photos from Health Science Students Association" HSSA" UOB's post 27/02/2022

Qaar kamida Ardeyda Kulliyada Caafimaadka ee Jaamacadda Bosaso oo uu ugu horeyo Gudomiyaha caafimadka dhiinka kuliyada cafimadka ayaa baaris u sameeyey Barakacayaaasha ku nool ee Magalada Bosaso.

Photos from Health Science Students Association" HSSA" UOB's post 20/02/2022

Sawiro: Wafdi ka socda Jamacadda Bosaso ayaa booqasho ku tagay Dugsiga Sare ee Al-Furqaan ee degmada Badhan Gobolka Sanaag Wafdigan oo uu hogaaminayey Hormuudka kulliyadda Caafimaad ka ee Jamacadda Bosaso

Maamulaha Dugsiga Sare ee Al_Furqaan ayaa soo dhaweeyey wafidiga ka socday Jacamadda Bosaso soodhoweyn iyo marxabayn kadib wafdiga Jamacadda Bosaso ayaa wacyigelin u sameeyey Fasalka 4aad ee Dugsiga sare waxayna u qaybiyeen su'aalo
Iyo Jawaabo kuwaas oo ku saabsanaa maadada -ga ee lagu qaato Dugsiga sare.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Bosaso