M.a
Sayid osman mohame
0907826932 ku soo dhawaw dugsiga daaru sidqi online kuna baro quraanka kariimka hab online ah adiga oo jooga gurigaaga iyo goobtaada shaqo
Kkkkkkkkkkk
Reer muqdisho wlaahi inayna aqli iyo garasho midna lahayn inta ay qayb ka mid ah qas wadayaasha garab u yihiin
Hadalkii faroolana waxa uu u muuqdaa mid rumoobaya waayo caqli xumada hawiye ayuu ogaa
31/05/2026
Hmplyo hmplyo zxp sare riyaale iyo marwadiisa khadra isku waara oo ubad khyr qaba kala hele gurigiina guri khyr wiil iyo caano Gabar iyo caano
Safar salaama ehelka, qaraabada iyo asxaabta sharaf leh Bosaso to jigjiga
21/05/2026
Ilaahay ha unaxariistee wiilkani oo lagu magacaabo Nuuradiin haaruun jamac ayaa maydkiisa lagu hayaa Cisbitalka wayn ee magalada Borama mudo afar cisho ah, 18-may ayaa lagu Soo jiidhay wadada u dhacaysa dila iyo kalabaydh, wiilkii jiidhay oo watay gaadhi noha ah ayaana keenay saldhiga oo is xidhay.
Wali waxaa la garan laayahay cid garata wiilkaasi sawirkiisana zaadka ayaa Laga Soo saaray iyo magaciisa oo card Laga helay ayaa lagu ogaaday.
Ilaahay ha unaxariisto nuuradiin ehelkiisu ha ogaadaan Sii sharegareeya dhamaantiin si loo arko
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Bosaso