23/11/2023
Asc Dhamaan Bulsho waynta ku dhaqan magaalada Bosaaso waxa la ogaysiinayaa in Macadka Institute Of Professional Studies And Accounting Services - IPSAS uu bilaabaayo barashada #"Computerized " gaar ahaan heerkeeda 2aad midaasi oo loo yaqaano quickbooks.
Wixii Fahfaahin ah Kala xariir taleefoonada hoos ku xusan:
7790443 / 7799153 / 7970443
✅ Start Date: 24-Nov-2023
✅ Duration: Two Months.
✅ Certificate: yes
I wish You The Best.
Institute Of Professional Studies And Accounting Services - IPSAS
'Creating Quality Professionals' is our motto.
04/06/2023
Ogaysiis Muhiim ah.
Waxaa dhamaan Bulshada ku dhaqan magaaladda Bosaaso la ogaysiinayaa in Machadka wax barashadda ee Institute Of Professional Studies And Accounting Services - IPSAS uu bilaabaayo Course Quickbook ah oo Soconaayaa muddo hal bil ah Course-kaas oo lagu baranaayo Xisaabaadka la xariira ganacsiga Shirkadaha.
Waxa coursekaas bixinaaya Khuburo ku takhasuustay cilmiga ganacsiga iyo xisaabaadka dhiga markaas waxaa Course-Ka laguu baridoono hab itus oo itaabsi ah.
FG:
Isqorista Course-Ka Quickbook hadda way socotaa.
Wixii faah faahin dheeri ah fadlan la xariir taleefoonada hoos ku qoran:
090-7790443 / 7970443 / 6799153
Mahadsanidiin.
15/05/2023
Welcome to Institute Of Studies And Accounting Services - IPSAS