Citycot University

Call Directions Website Contact the school

Citycot University CITYCOT University was established in 2016 by Somali intellectuals with the primary objective of serving the educational needs of the community.

It is a private, non-profit higher education institution dedicated to delivering high-quality education. CITYCOT UNIVERSITY was established in 2016, by Somali intellectuals, to serve the educational needs of the community in Puntland Somalia. CITYCOT University is a private and non-profit higher education institution with the purpose of delivering high-quality education, providing students with an outstanding education that equips them with the skills, experience, and confidence required to achieve their full potential for jobs

๐’๐‚๐‡๐Ž๐‹๐€๐‘๐’๐‡๐ˆ๐ ๐Ž๐๐๐Ž๐‘๐“๐”๐๐ˆ๐“Jaamacadda CITYCOT waxay bixineysaa Deeqo Waxbarasho (Scholarship) oo loogu talagalay ardayda doon...
28/09/2026

๐’๐‚๐‡๐Ž๐‹๐€๐‘๐’๐‡๐ˆ๐ ๐Ž๐๐๐Ž๐‘๐“๐”๐๐ˆ๐“
Jaamacadda CITYCOT waxay bixineysaa Deeqo Waxbarasho (Scholarship) oo loogu talagalay ardayda doonaysa inay bartaan ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š (๐…๐€๐‚๐”๐‹๐“๐˜ ๐Ž๐… ๐„๐‚๐Ž๐๐Ž๐Œ๐ˆ๐‚๐’ ๐€๐๐ƒ ๐Œ๐€๐๐€๐†๐„๐Œ๐„๐๐“) ee Jaamacadda CITYCOT.
Kulliyaddu waxay bixisaa waxbarasho heerka Bachelorโ€™s Degree, iyadoo ardaydu ka dooran karaan takhasusyo kala duwan oo ku saabsan dhaqaalaha, maamulka iyo ganacsiga, kuwaas oo u diyaarinaya aqoon iyo xirfad ku habboon suuqa shaqada.
๐“๐š๐ค๐ก๐š๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐š๐š๐ ๐ค๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก:
๐Ÿ“Š Accounting and Finance
๐Ÿ‘ฅ Human Resource Management
๐Ÿฆ Banking and Finance
โ˜ช๏ธ Islamic Banking & Finance
๐Ÿ“ฆ Procurement, Logistics & Supply Chain Management
๐Ÿ’ผ Business Administration
๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š:
๐Ÿ“ Main Campus
๐Ÿ“ Al-Nakhil Campus
๐Ÿ“ Yasmin Plaza
๐Ÿ“ž 906789629 | 906798133 | 906790001 | 904999931 | 907682749

27/09/2026

Wax ka ogow Kulliyadda Khayraadka Dabiiciga ah iyo Cilmiga Deegaanka ( ๐…๐€๐‚๐”๐‹๐“๐˜ ๐Ž๐… ๐๐€๐“๐”๐‘๐€๐‹ ๐‘๐„๐’๐Ž๐”๐‘๐‚๐„๐’ & ๐„๐๐•๐ˆ๐‘๐Ž๐๐Œ๐„๐๐“๐€๐‹ ๐’๐‚๐ˆ๐„๐๐‚๐„๐’) ee Jaamacadda CITYCOT.
๐Ÿ“Œ Xarumaha Isdiiwaangelinta:
๐Ÿ“ Main Campus
๐Ÿ“ Al-Nakhil Campus
๐Ÿ“ Yasmin Plaza
๐Ÿ“ž 906789629 | 906798133 | 906790001 | 904999931 | 907682749

Waxaa si habsami leh xarumaha kala duwan ee Jaamacadda  CITYCOT uga socda ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› Sanad-Jaamacadeed...
27/09/2026

Waxaa si habsami leh xarumaha kala duwan ee Jaamacadda CITYCOT uga socda ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› Sanad-Jaamacadeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•.

Hadaba Is diiwaangelintu waa ay furantahay, ka mid noqo Ardayda oo ku soo biir Jaamacadda CITYCOT.
๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ-๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š:
โ€ข Main Campus
โ€ข Al-Nakhil Campus
โ€ข Yasmin Plaza
906789629 | 906798133 | 906790001 | 904999931 | 907682749

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‚๐ˆ๐“๐˜๐‚๐Ž๐“ ayaa soo qabanqaabiyay Tababar ku saabsan ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ง๐ก๐š๐ฃ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ...
26/09/2026

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‚๐ˆ๐“๐˜๐‚๐Ž๐“ ayaa soo qabanqaabiyay Tababar ku saabsan ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ง๐ก๐š๐ฃ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐ฒ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š (๐‚๐ฎ๐ซ๐ซ๐ข๐œ๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฆ ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐š๐ง๐ ๐๐ฎ๐š๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐€๐ฌ๐ฌ๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐œ๐ž), iyadoo diiradda lagu saaray horumarinta aqoonta, xirfadaha iyo hababka casriga ah ee waxbaridda.

Tababarka waxaa bixiyay ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š, ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก, oo leh in ka badan 28 sano oo waayo-aragnimo ah dhanka waxbarashada.

Jaamacadda CITYCOT waxaa ka goโ€™an horumarinta macallimiinta iyo tayaynta waxbarashada, si ardaydu u helaan aqoon iyo xirfado la jaanqaadaya baahida maanta iyo mustaqbalka.

26/09/2026

Wax ka ogow, kana mid noqo ardayda qeybaha kala duwan ee ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ข๐ง๐  & ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ
ee Jaamacadda CITYCOT, halkaas oo aad ka heli doonto waxbarasho tayo leh, aqoon casri ah iyo xirfado wax-ku-ool ah oo kuu diyaarinaya mustaqbalkaaga berri.
โœ… Department of Computer Science
โœ… Department of Information Technology
โœ… Department of Software Engineering
๐Ÿš€๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ญ๐ž๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, ๐ค๐ฎ๐ง๐š ๐›๐ข๐ข๐ซ ๐ฃ๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ก๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐“-๐ ๐š!
๐Ÿ“Œ Xarumaha Isdiiwaangelinta:
๐Ÿ“ Main Campus
๐Ÿ“ Al-Nakhil Campus
๐Ÿ“ Yasmin Plaza
๐Ÿ“ž 906789629 | 906798133 | 906790001 | 904999931 | 907682749

Golaha Sare ee Jaamacadda CITYCOT waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ƒ๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก , oo loo magacaab...
24/09/2026

Golaha Sare ee Jaamacadda CITYCOT waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ƒ๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก , oo loo magacaabay ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง ๐ค๐š ๐š๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ข๐›๐š๐๐๐š ee Jaamacadda CITYCOT.
Waxaana Dr Mohamed Ahmed Farah u rajaynaynaa in xilkan cusub uu ku soo kordhin doono hoggaan wanaagsan iyo horumar jaamacadda CITYCOT.

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐กWaxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardaydii h**e ee Jaamacadda CITYCOT in waxbarashada jaamacaddu ๐๐ข๐› ๐ฎ ...
24/09/2026

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardaydii h**e ee Jaamacadda CITYCOT in waxbarashada jaamacaddu ๐๐ข๐› ๐ฎ ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง ๐ˆ๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š, ๐Ÿ๐Ÿ–-๐ค๐š ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ- ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, hadduu Eebbe idmo.
๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ซ๐š๐ฃ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง.
๐Ÿ‘‰ Uwac oo soo ๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง gareey saaxiibkaa ama saaxiibtaa una sheeg oo xasuusi inay jaamacaddu furmayso

Jaamacadda CITYCOT waxay bixisaa ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐€๐ง๐ ๐ˆ๐“ , gaar ahaan ๐๐š๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ.Jaamacaddu ...
24/09/2026

Jaamacadda CITYCOT waxay bixisaa ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐€๐ง๐ ๐ˆ๐“ , gaar ahaan ๐๐š๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ.
Jaamacaddu waxay ardayda u diyaarisay Lab Practical iyo tababarro , si ay u helaan aqoon iyo xirfado wax-ku-ool ah, looguna diyaariyo suuqa shaqada.
๐ŸŽ“ Diiwaangelinta 2026โ€“2027 way furan tahay!
๐Ÿ“ Xarumaha Is-diiwaangelinta:
โ€ข Main Campus
โ€ข Al-Nakhil Campus
โ€ข Yasmin Plaza
๐Ÿ“ž 906789629 | 906798133 | 906790001 | 904999931 | 907682749

Ogaysiis Dhammaan bahda waxbarashada Jecel waxay jaamacaddu ogaysiinaysa in    ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž๐ž๐œ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ซ๐š๐š๐ฌ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ...
23/09/2026

Ogaysiis
Dhammaan bahda waxbarashada Jecel waxay jaamacaddu ogaysiinaysa in ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž๐ž๐œ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ซ๐š๐š๐ฌ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š (๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐š ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐œ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ข๐ž๐ฌ) lagu soo kordhiyay qaybta Online taas oo ardayda u sahlaysa in ay ku baran karaan iyagoo oo goobtada shaqada ama guryahaooda jooga waxayna ka kooban tahay takhasusyo kala duwan:
๐Ÿ”น ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž๐ž๐œ๐š๐๐š ู‚ุณู… ุงู„ุดุฑูŠุนุฉ
๐Ÿ”น๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž๐ž๐œ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š (๐‹๐š๐ฐ) ู‚ุณู… ุงู„ุดุฑูŠุนุฉ ูˆุงู„ู‚ุงู†ูˆู†
Kulliyaddan Jaamacaddu waxay u bixisaa qaab Online ah iyo qaab Class ah.
๐Ÿ“ Xarumaha Is-diiwaangelinta:
Main Campus
Al-Nakhil Campus
Yasmin Plaza
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
906789629 | 906798133
906790001 | 904999931

๐’๐‚๐‡๐Ž๐‹๐€๐‘๐’๐‡๐ˆ๐ ๐Ž๐๐๐Ž๐‘๐“๐”๐๐ˆ๐“Jaamacadda CITYCOT waxay bixineysaa ๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ loogu talagalay in lagu diyaariyo arday leh aq...
23/09/2026

๐’๐‚๐‡๐Ž๐‹๐€๐‘๐’๐‡๐ˆ๐ ๐Ž๐๐๐Ž๐‘๐“๐”๐๐ˆ๐“
Jaamacadda CITYCOT waxay bixineysaa ๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ loogu talagalay in lagu diyaariyo arday leh aqoon, xirfad iyo faham qoto dheer oo ku saabsan khayraadka dabiiciga ah iyo ilaalinta deegaanka, gaar ahaan ๐…๐€๐‚๐”๐‹๐“๐˜ ๐Ž๐… ๐๐€๐“๐”๐‘๐€๐‹ ๐‘๐„๐’๐Ž๐”๐‘๐‚๐„๐’ & ๐„๐๐•๐ˆ๐‘๐Ž๐๐Œ๐„๐๐“๐€๐‹ ๐’๐‚๐ˆ๐„๐๐‚๐„๐’.
Deeqdu waxay ku saabsan tahay laba takhasus oo muhiim u ah mustaqbalka khayraadka dabiiciga ah iyo deegaanka:
๐ŸŒŠ BSc in Marine Science & Fisheries
๐ŸŒฑ BSc in Agriculture & Environmental Management

๐Ÿ“Œ Xarumaha Isdiiwaangelinta:
๐Ÿ“ Main Campus
๐Ÿ“ Al-Nakhil Campus
๐Ÿ“ Yasmin Plaza
๐Ÿ“ž 906789629 | 906798133 | 906790001 | 904999931 | 907682749

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Citycot University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Citycot University:

Shortcuts

Share

Category