02/11/2025
Axad, 03/11/2025
๐ช๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป ๐ ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ ๐ฎ๐ต.
๐จ๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ผ: ๐๐ฎ๐๐ฎ๐
๐ฅ๐ผ๐ผ๐ฏ ๐๐ผ๐ผ๐ป.
Waxaa Lagu wargelinayaa Dhammaan Bulshada ku xiran Dugsiga Sare Waalidiin, Arday, Macallimin iyo Howl wadeenada kale ee Dugsiga in berito oo ๐๐๐ป๐ถ๐ถ๐ป ah taariikhduna ku beegantahy ๐ฌ๐ฏ/๐ญ๐ญ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ in Dugsiga ๐๐ฎ๐๐ฎ๐
๐๐ฎ๐ต๐, iyada oo latixgelinayo Roobdoonta ay Iclaamisay Wasaaradda Cadaalada Dowlada Puntland ee Tukashada Salaada Roobdoonta.
Sidaas darteed waxaa la doonayaa inaan ka qayb galno Salaada Roobdoonta taasoo laga oogayo Dhammaan Gobolada Puntland.
19/04/2022
Arbaca 20/04/2022
UJEEDO: FASAX
Waxaaa dhammaan Macalliminta iyo Ardayda Dugsiga Ganaane School Lagu wargelinayaa in Beri oo Arbaca ah Tariikhduna kubeegantahy 20/4/2022 Dugsigu Yahay Fasax labada Gelinba, iyadoo la tixgelinayo baaqii culimada iyo Guddoonka Gobolka Bari ay shaaciyeen iney berito noqoto maalin .
BERI WAA MAALIN ROOBDOON INSHA ALLAAHU
26/12/2021
*OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS*
Axad 26/Dec/2021
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Waalidiinta iyo Ardayda Dugsiga *Ganaane* Ee BOSASSO in dib u furmi doono ayna bilaabamayaan dhamaan hawlihii ka socday dugsiga labada gelinba Maalinka ISNIINTA oo taariikhdu ku aadan tahay 27/12/2021.
Hadaba dhamaantiin waa in aad horay uso xarootaan, kana fogaataan dhamaan waxyaabaha khatarta ku ah bulshada.
Inshaa allaaah nabad qab baan idiin rajayn donaa dhamaantiin.
ยฉXAFIISKA WARBAAHINTA DUGSIGA.
25/11/2021
Khamis 25/11/2021
Ujeedo: Fasax
Dhamaan Waalidka iyo Ardayda GANAANE waxaa Laguu Wargelinayaa in Maata oo Khamis ah uu Fasax Yahay Dugsigu Gelin H**e iyo Gelin ka Danbe.
Office of Students Affairs
22/11/2021
Tacsi 22/11/2021
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Maamulka Macalimiinta iyo ardayda dugsiga Ganaane waxa ay tacsi u dirayaan
ust. C/qani cartan Geele oo Abihiis Marxum *Cartan Geele* xalay ku geeriyooday deeganka baragaha Qol
Sidoo kale waxa ay tacsi u dirayaan qaraabada uu ka geeriyooday marxuumku dhamaantood meelkasta oo ay jogan
Alle waxa aan uga baryaynaa in uu u naxariisto, samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan waalid , ehel iyo asxaab.
Amiin Amiin Amiin Amiin
24/10/2021
AXAD 24/10/2021
Wargalin Muhiim ah.
AXAD 24/10/20213
Wargalin Muhiim ah.
Ujeedo: Fasaxa Maalmaha Doorashada
Ku: dhamaan Waalidinta iyo Macaliminta GANANE SCHOOL.
Iyadoo La Tixgelinayo Waraaqda Kasoo baxaday Wasaarada Waxbarashada Iyo Taclinta Sare ee Dawlada Puntland.
Maamulka GANAANE SCHOOL wuxuu ku wargelinayaa dhammaan Waalidiint ,Aradyda iyo Macaliminta in maalmaha BIREEGA Axada iyo Isniinta oo kubeegan 24-25 Oct uu Dugsigu fasax yahay Gelin h**e iyo Gelin Danbe
14/10/2021
Xuska Maalinta Calanka
xuska maalinta calanka
xuska maalinta calanka
12/10/2021
ุจุณู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูู
Talaada 2021/10/12
Waxaa Dugsiga H/Dh/iyo Sare ee GANAANE lagu Qabtay xaflada balaadhan oo loogu dabaal degayo Xuska munaasabada maalinta Calankeena Soomaaliya
Waxaan siwada jir ah usoo qaban qaabiyey Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda dugsiga
Intii ay socontay xafladu waxay ardaydu soo bandhigeen mawaadiic kusaabsan Qaranimada wadankeena
Sidokale macalimiinta aya aad ugu dheeraaday Qiimaha wadaniyadu u leedahay Qofkasta iyo kaalinta kaga aadan
Waxayna kusoo idlaatay jawi Qurux iyo farxad ku dheehan tahay