26/02/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐๐-2025
๐๐๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฑ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ !.
26/02/2025
MW Deni dadka iyo dalka waa jiheeyey
Madaxaaga ha raagoโ
05/02/2025
Dhame Burhaan Taano waa dagaalyahan tan iyo SSDF dagaal iyo meel belo taagnaa, Waxaa uu u joogay Baasihii Galgala, Garmaal, Goojacadde maanta iyo Calmiskaad. Shalayto waxa uu diiwaanka geliyey dhacdooyin la yaableh khibrad iyo waayo arragnimo lagu ladhay in uu ku hilba diriro dhulkiisa iyo ciidiisa. Taano waa raggi Godad iyo Mudug belo ka dhacday dunnidaan dusheeda oo aannu goobjoog ka ahayn ma dhicin Soomaaliya. Geeridu ha kaa raagto Gaylanow!.
Fadlan Taageer Secondary๐ข
Xaajikhayr iyo isku tashiga Gugsiga Sare๐
fadlan horumar bulsho weeye
02/02/2025
Dangorayo waa degmada 3aad ugu xoolaha badan. Waa gudatay waajibkeedii.
Mar walba waannu garab joognaa ciidankeena haddana Waxay wada wajigii 2aad!.
01/02/2025
Fake News alert!. Warkaan waa been iska Jira!.
Dangorayo wax lagu qabtay oo Argagixiso ah majirto. Dagaalka buunbuuninta ka daaya!
WFP in Dangorayo๐๏ธ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Bosaso
00252