02/12/2021
Hababka wax loo baro afka Carabiga
●Habka falanqaynta: waxa ay ka bilaabataa weedhaha si uu ardaygu u barto weedhaha qaab-dhismeedka afka, erey-bixintiisa iyo xuruuftiisa, ka dib qoraalada waxa lagu falanqeeyaa qaybaha asaasiga ah ee dhawaaqa, xarfaha, iyo qaabka.
●Habka synthetic: Ardaygu wuxuu bilaabaa barashada dhawaaqyada, xarfaha, erayada, iyo weedhaha.
●Dhawaaqyada: Waa isku day lagu doonayo in lagu dhawaaqo dhawaaqyada si loo gaaro habka ugu wanaagsan ee loogu dhawaaqo xarafka si sax ah.
●Xarfaha: Baro xarfaha iyo wax kasta oo iyaga la xidhiidha sawiridda, qaababka, hagaajinta, sida xarfaha isugu xidhmaan si ay kelmad u sameeyaan, iyo maxay yihiin noocyada xidhiidhka ee khaldan.
●Erayada: Wax kasta oo erayada la xidhiidha ka baro hab-ayntooda iyo ku dhawaaqiddooda, marka lagu daro arrimaha la xidhiidha weedhaha iyo erayada caadiga ah.
●Weedho: Bar naxwaha iyo micnaha erayada isku xidha si ay jumlad faa'iido leh u sameeyaan, iskuna xidha jumladaha si ay u noqdaan qoraal ama mawduuc
24/09/2021
Ka fa,iidayso fursadan qaaliga ah oo ku baro luuqada carabiga wax ka yare 6 bilood
15/02/2021
𝗢𝗴𝗲𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵
Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada luqada 𝗖𝗮𝗿𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 in uu machadka uu bilaabi doono qabashada Dufcadii 1 ee barashada luqada carabiga Qaybta 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲-ka
➡️Waxbarashada qaybta online-ku wa free
➡️Mudada waxbarashada waa 6 bilood
➡️ Cashirada waa 🎵maqal iyo 🎦muqaal
➡️Cashirada waxaa lagu qadanaya whats-up
➡️is diwaan galinta ardayga waa $5 dollar
Machadka waxa uu bixiyaa shahaado 🎓diploma ah,
⏰Duruusta waxa ee bilabanesa 15/02/2021
Si aad isku diwaan galisid nagala so xeriir whatsAppka
☎️ +252906685000
Fadlan lasi wadaag asxabtada kale
06/08/2020
K u soo dhawoowo alcayn online college waa college ku barayaa luuqada arabic ga qaab online ah si fudud ku barayaa adiga oo jooga gurigaga ama goobta shaqada si joogta ah
Al cayn online college waxan diyaar kula yahay inuu si fudud kuu baro Arabic adigoo ka bixin guriga iyo goobta shaqada adigoo iskuul aadin baro Arabic .
ka baro al cayn online college
diwaangelinta arday cusub wax ay bilaaban doontaa 8/6/2020 wax ay u eg tahay 30/9/2020 ardayda xiligaa i isdiwaangelisa wax loo samynaya qiimo dhimis ah 40% boqolkiba afartan qaybta diwaangelinta nagala soo xiriir numberkan hoos ku qoran
what's app:+2520906685000 iyo wicintaba intaa xafiiska ku yaalla wadaad somtel ama ka soo horjeedka dr nuux
المستوى الاول لتعليم الاساسية Level one learn primary level
المستوى الثاني لتعليم المتوسط Level two learn intermediate
المستوى الثالث لتعليم العالي Level third learn secondary
05/08/2020
hoose ka daawo barashada luuqada carabiga
https://youtu.be/vQurxBeKI0o/
haddii aad u baahan tahay barashada luuqada carabiga laga soco youtube :alcayn online college
laga soo xirir numberka hoose ku qoran
whatsapp :+2520906685000
baro carabiga adigoo gurigaaga ka baro al cayn online college
baro carabiga wad sheekaysi ah adiga gurigaaga jooga ka baro alcayn online college naga soo xirir numbarka hoose ku qoran whats app :+2520906685000
31/07/2020
dhamaan ardayda dhiga alcayn online college wax ay casharadaha kala socon karaan youtube alcayn online college
si aad u hesho casharadaha ku jir youtube subscriber dhehe
sidaa iyo la socod wanaagsan
12/07/2020
K u soo dhawoowo alcayn Arabic online college waa college ku barayaa luuqada arabic ga qaab online ah si fudud ku barayaa adiga oo jooga gurigaga ama goobta shaqada si joogta ah
Al cayn Arabic online college waxan diyaar kula yahay inuu si fudud kuu baro Arabic adigoo ka bixin guriga iyo goobta shaqada adigoo iskuul aadin baro Arabic . ka baro al cayn Arabic online college
diwaangelintu wax ay bilaaban doonta maalinta sabti ah 11/1/2020 wax ay u eg tahay 25/1/2020 ardayda xiligaa i isdiwaangelisa wax loo samynaya qiimo dhimis ah 30% boqolkiba sodan qaybta diwaangelinta nagala soo xiriir numberkan hoos ku qoran +2520906685000 what's app iyo wicintaba intaa xafiiska ku yaalla dabaq sare daarta dalsan ama ka soo horjeedka jubba hotel
مهد العين العربية اولاين Alcayn Arabic Online college
المستوى الاول لتعليم الاساسية Level one learn primary level
المستوى الثاني لتعليم المتوسط Level two learn intermediate
المستوى الثالث لتعليم العالي Level third learn secondary
28/04/2020
اللهم يامقدر الأقدار
ونافذ القضاء
وقابل الرجاء
ومجيب الدعاء ،
اصرف عنا أيام المحن والوباء
والبلاء والغلاء ،
وأدركنا بأيام المنن والعطاء ،
واجعل خاتمة ما بقي من أعمارنا خيرا مما انقضى منها ،
وقدر لنا من الأرزاق أوسعها
ومن العافية أكملها ،
برحمتك يا أرحم الراحمين
ياذا الجلال والإكرام