06/12/2024
Bisha December ee aan ku dhexjirno waxaa noo bilaami doono Course-kii Fur furista iyo Xir xirista Computer iyo Cilad bixinta.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horseed Professional college, Education, Bosaso.
Horseed Professional college wuxu bixiyaa Koorsooyinka
✓ English courses
✓mathematics courses
✓Basic computer course
✓ Advance Quick books
✓Online Course
ugu imow waxbarosho Tayale oo ay Bixinayaan Macalimiin khibradle .
06/12/2024
Bisha December ee aan ku dhexjirno waxaa noo bilaami doono Course-kii Fur furista iyo Xir xirista Computer iyo Cilad bixinta.
Shil gaari oo Jimcihii ka dhacay magaaladda Boosaaso, Allaha Caafiyo dhalinyaradda ku dhaawacmay.
15/04/2024
Ogeysiis ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa Bulshadda ku xirnayd Machadka Horseed Professional college in dib u bilowdeen Coursooyinkii Machad-hadku bixin jirey, haddaba waxii Faah faahin ah kala xiriir Xafiiska Machadka:-
Mobile no. 0907733548/0907790599 ama soo booqo Xarunta Machadka Aaga Al-Macruuf ee Magaaladda Bosaso.
14/03/2024
Waxaan ilaahay Caafimaad dhameystiran uweydiinayaa Walaal C/kariin Axmed Bulxan, Walaal Allaha ku Caafiyo dhibka ku soo gaareyna Ilaahay Caafimaad ha kuugu bedelo, Dhibka ku soo gaarey maqalnaye waxaan Alle weyne ka baryeynaa Doorsasho Deg deg ah.
خير الناس انفعهم للناس٠
Waxaan rajaynayaa in Ilaahay kuu booga dhayo Bulshaddana saad u garabtaagnayd u sii Wadid.
INSHAA Allah.
11/08/2023
Intaad Bari Qooma-mayn lahayd Maanta Camal Suuban la imow. Markasta Xasuusta geerida iyo In Xisaab kaa danbeyso, ilaahow hanagu khasaarin Aduun iyo Akhiraba.
21/02/2023
اذا اصبح اءمنا فقل الحمد لله.
JUMCA MUBAARAK.
Markaad higsanaysid meel sare, hamiyo leedahay ahdaaf qoran, Aqoontaa lagu kabaa, caqligaa lala kaashadaa, adoo gaari kara guul sare ha gowriirsan goob madow.
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
COURSE-kii Caafimaadka waa bilaameen, Ardaydii is diwaan galisay waa inay yimaadaan ardayda Cusub ee danaynaysa Couse-ka Caafimaad, English,Arabiga iyo Computerka dhamaan waa Socdaan ka Faa'iideysi Wacan.
Waxuu kaloo Machadku soo kordhiyey inuu dhiso ardayda ka daahday waxbarashada, doonaysana waxbarasha shahaadiga Dugsi dhexe/Sare.