07/01/2025
Sawiro: Xaflada abaalmarin ardayda ee barnaamijka tartan iyo tacliin.
dugsi cusub oo laga furay deg/ufayn daaru-saxaaba intermiate schoo and meromizing holy qura'an is the best quality education
07/01/2025
Sawiro: Xaflada abaalmarin ardayda ee barnaamijka tartan iyo tacliin.
31/10/2024
Khamiis: 31/10/2024
Jadwalka Imtixaanka Billeedka ee Teeramka 1aad - Dugsiyada H/dhexe daarul saxaaba ee degmada ufayn
------------------------------------------------------
Maamulka Dugsiga wuxuu la wadaagayaa dhamaan ardayda dhigata dugsiga jadwalka Imtixaan billeedka ee bisha 7 dugsiyeedka 2024/2025. Imtixaankaasi wuxuu bilaaban doonaa Insha'allah Sabti, 09/11/2024, wuxuuna ku egyahay Khamiis, 14/11/2024.
Maamulka dugsigu wuxuu ku boorinayaa dhammaan ardayda inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan imtixaanka

Vedio cajiib ah oo laga duubay ARDAYDA DAARU SAXAABA Xafladii furitaanka.
04/09/2024
Asc galabta waxa an qabanay xaflada maamulaha cusub ee daarul saxaaba cumar salaad cilmi aan kusoo dhoweynay waxaana kaso qayb galay gudonka waxbarashada degmada Xoghaya dawlada Hoose degmada Xildhibaanada qaarkood Waalidiinta ardayda iyo bahda macalimiinta reer daarul saxaaba ugu damayn xaflada ayaa guul noguso dhamaatay
28/08/2024
Waxaa lagu war-gelinayaa dad weynaha ku nool deg. Ufayn iyo nawaaxigeeda in la furaayo dugsiga daaru saxaaba maalinta SABTIDA oo taariilhdu tahay 01-09-2024 insha allaah.
Waxaan si xushmad iyo qadarin ku dheehantahay u soo dhoweynaynaa dhamaan ardayda iyo waalidiinta .
Soo dhowaada gacma furan ku soo dhowaada.
06/10/2022
Sawiro: xafladii furitaanka dugsiga Daaru saxaaba.
06/10/2022
Sawiro: xafladii furitaanka Dugsiga Daaru saxaab.
Arday yar oo tix gabay ah u tiri dugsiigiya.
Dadaal badan iyo daacdnimo.
29/08/2021
Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deg.ufay oo madax iyo majoba isugu jiray ayaa ka qabsoontay saaxadda wayn ee dugsiga hoose/dhexe ee daarul saxaaba xafladaas oo ujeedkeedu ahaa furitaanka iskoolka sanad dugsiyeedka cusub ee 2021_2022 iyo abaal marinta ardayda kaalmaha h**e ka gashay imtixaanka finalka ah ee sanadka 2021_2022.