Machadka al qalam

Machadka al qalam

Share

Machadka Al-Qalam waa machad lagu barto Luuqada Carabiga Iyo Shareecada Islaamka.
معهد القلم للغة العربية والشريعة الإسلامية

15/08/2020

Xafalad qalan jabin ardada machdka al qalm faraca qardho ماشاء الله تبارك الله

02/07/2020
21/05/2020

إنالله وإنا إليه راجعون
إن لله ماأخذوله ما أعطى وكل شيء عند مسمى
يارب اغفر لها وارحمها
وعافها واعف عنها
Maamulka iyo Macallimiinta iyo Ardyda Macadka AL QALAM waxay tacsi u dirayaan qayskii iyo qaraabadii ay ka baxday Macallimadeenii ARDO MACALLIM MUUSE oo kamid ahayd macallimiinta Macadka AL QALAM oo maantay ku geeriyootay Magaalada HARGAYSA, waxaan ALLE uga baryaynaa inuu dambigeeda dhaafo khayrna ku abaal mariyo, marti lajeceltahayna kadhogo.

Aamiin

21/05/2020

Maamulka iyo Macallimiinta iyo Ardyda Macadka AL QALAM waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Macallimadeenii ARDO MACALLIM MUUSE oo kamid ahayd macallimiinta Macadka AL QALAM oo maantay ku geeriyootay Magaalada HARGAYSA, waxaan ALLE uga baryaynaa inuu dambigeeda dhaafo khayrna ku abaal mariyo, marti lajeceltahayna kadhogo.

Aamiin

22/03/2020

Ku soo dhawaada bayjka machdka dhamaan ardayda machdka iyo bulshda kaleba

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Bosaso
00252