Dugsiga hoose/Dhexe ee daaru macrifa school

Dugsiga hoose/Dhexe ee daaru macrifa school

Share

Dugsiga H/Dhexe ee daaru macrifa school wuxu ka mid yahay dugsiyada ugu tayada fiican ee ku yala magalada bosaaso.

Photos from Dugsiga hoose/Dhexe ee daaru macrifa school's post 06/11/2022

06/11/2022
Waxaa maantii labaad si habsami leh Dugsiga daarul macrifa uga socda imtixaan Billeedkii sanad Dugsiyeedka 2022/2023, imtixaankan oo ujeedkiisu ahaa in ardayda Dugsiga aqoontooda la qiimeeyo mudadii 2da bilood ahayd ee lasoo dhaafay , waxaana dhowaan la shaacin doonaa natiijada imtixaanka insha allah.

15/09/2022

π™Ήπš’πš–πšŒπš˜ πš πšŠπš—πšŠπšŠπšπšœπšŠπš— πšπš‘πšŠπš–πšŠπšŠπš— πš„πš–πš–πšŠπšπšŠ πš‚πš˜πš˜πš–πšŠπšŠπš•πš’πš’πšŽπš.

.
Ψ΄ΨΉΨ§Ψ±Ω†Ψ§ Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ¬Ω‡Ω„ Ψ₯Ω„Ω‰ Ψ§Ω„Ω…ΨΉΨ± فة.

11/09/2022

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Dugsiga hoose /dhexe ee daaru macrifa school wuxuu ogaysiinaayaa bulshada kunool magaalada bosaaso gaar ahaan xaafada magaalo cad in dugsigu sanadkaan uu qaadanaayo arday cusub fasalada kala ah. #:xadaano ilaa fasalka lixaaad
Diwaan galintu way socotaa yuusan kaa buuxsamin
Schoolku wuxuu kuyaalaa qiblada masjidu naciim

23/02/2022

Dugsiga daarul macrifa waa duggsi waxbarasho tayo Sare leh wuxuuna kuyaal xaafadda magaalo cad

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Bosaso