Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso

Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso

Share

DUGSIGA HOOSE/DHEXE IYO SARE EE SHEIKH HAMDAN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL-BOSASO. "We create a better society"

22/04/2026

Shaacinta Jadwalka Imtixaanka Kalka Labaad ee Dugsiga Hoose Dhexe
Sanad Dugsiyeedka 2025 - 2026

22/04/2026

Shaacinta Jadwalka Imtixaanka Kalka Labaad ee Dugsiga Sare
Sanad Dugsiyeedka 2025 - 2026

14/04/2026


إنا لله وإنا إليه راجعون
إنا لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
Alle ha u naxariisto

Maamulka, macallimiinta & dhammaan ardayda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan carruurtii uu ka baxay Marxuum Oo ka mid ah ardayda iskuulka.
Sidoo kale, waxaan murugada la Qaybsanaynaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu samir iyo Iimaan ka siiyo carruurtiisii iyo dhammaan ehelka, isla markaana uu ka waraabiyo Janatul Firdows. Aamiin.

اللهم اجعل قبره روضةً من رياض الجنة، ولا تجعله حفرةً من حفر النار.
اللهم ارحمه رحمةً واسعة، واجعل ما أصابه كفارةً له، وارفع درجته في المهديين، واخلفه في أهله بخير.

17/02/2026

Dhamaan Maamulka, Macallimiinta io Ardayda Dugsiga Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso waxay hambalyo ugu dirayaan dhamaan umadda muslimiinta ah bilashada bisha ramadaan.

10/01/2026

Dhamaan Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo Waalidiinta dugsiga shiikh xamdaan oo isku duuban waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dr. Abdullahi Hassan Mohamed oo ka tirsan barayaasha Dugsiga hoose/dhexe ee Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso oo ka qalin-jabiyey jaamacadda Culuumta Caafimaadka University Of Health Sciences Somalia gaar ahaan Kulliyada Dhakhtarnimada "Medicine and Surgery".

Photos from Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso's post 09/01/2026

Sawirro || Bilowga imataxaanka teeramka dhexe, Dugsiga hoose dhexe ee Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso.
Sannad-dugsiyeedka 2025-2026.

Photos from Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso's post 07/01/2026

Talaado, 06/01/2026.
|| Bilowga imtaxaanka teeramka 1aad ee dugsiga sare ee Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso.

Sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Photos from Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso's post 01/01/2026

|| Shirkada Som gas qaybteeda gobolka Bari oo wacyi-gelin kasameeyey Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso.

23/12/2025

Ogaysiis. Shaacin.
Shaacinta Jadwalka imtaxaanka dhexe ee teeramka 1aad ee dugsiga Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso

Photos from Sheikh Hamdan Primary and secondary school Bosaso's post 05/12/2025

🎉🎉🎉 🎉🎉🎉 🎉🎉🎉 🎉🎉🎉

Bahwaynta Schoolka Al-Hamdan Secondary school waxay Hambalyo Qalin jabin lawadaagaysaa
Oo ka Qalin jabisay Jamacada *

Waxaanu leenahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Cilmigaad baratay ilaahay hakugu anfaco

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Bosaso Main Road
Bosaso