Najah Primary & Intermediate School Bosaso

Najah Primary & Intermediate School Bosaso

Share

ku soo dhawaaw iskuulka najaax

30/05/2023

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ee Dugsiyadda dhexe ee Puntland 2022/2023, ee Wasaardda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland.
Waa Jadwalka Imtuxaanka Fasalka 8aad.
Allah idin fududeeyo
Nasiib wacan

25/03/2023

Maamule Yaasiin abdiwaaxid dhahar

25/03/2023
25/03/2023
19/03/2023

Dufcadii 20

18/03/2023

Maamulka ,macalimiinta iyo Waalidiinta iskuulka najaax waxay farxadda laqaybsanayaan ardeyda fasalka 8aad .waana dufcadii 20 aad oo ka qalin bedelata

18/03/2023
18/03/2023
Photos from Najah Primary & Intermediate School Bosaso's post 28/01/2023

Sabti: 28/1/2023
Hambalyo dhamaan ardeyda, gaar ahaan ardeyda kaalimaha h**e ka galay imtixaanka termka koowad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023

28/01/2023

Khadiijo maxud ismaciil oo ahayd ardayadii ugu saraysey imtixaanka termka kowaad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023

Hambalyo hambalyo

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Raf Iyo Raaxo
Bosaso

Opening Hours

Monday 06:00 - 23:30
Tuesday 06:00 - 23:30
Wednesday 06:00 - 23:30
Thursday 06:00 - 23:30
Saturday 06:00 - 23:30
Sunday 06:00 - 23:30