15/08/2024
Khamiis : 15/08/2024
Hambalyo Mahamed Ibraahim Mahamed.
--------------------
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga Sare ee Bari secondary school waxay u hambaleynayaan Ardayga Mahamed Ibraahim Mahamed oo kamid ahaa tobanka arday ee Puntland ugu saraysa sannad dugsiyeedka 2023-2024.
01/03/2024
Khamiis: 29/2/2024
Abaal marinta ardaydii ugu sarraysay imtixaanka teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2023-2024 Faraca Saxaaba Bossaso
__________________________________
Waxaa shalay oo Arbaco ahayd 28-2-2024, maamulka dugsigu abaalmarin guddoonsiiyeen ardaydii ugu sarreysay imtixaanka teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2023-2024 ee ardayda dugsiga Schools bnu-Baz Primary Schools Schools Bosaso ee Faraca Saxaaba.
Hambalyo, hambalyo dhammaan ardayda dugsiga Ibnu Baz Primary Schools Bosaso, gaar ahaan ardayda kaalmaha ugu sarreysa ka galay imtixaan teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2023/2024 ee Ibnu-baz Bosaso ee Faraca Saxaaba
23/02/2024
Jimce: 23/2/2024
Abaal marinta ardaydii ugu sarraysay imtixaanka teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2023-2024 Xarunta Bossaso
__________________________________
Waxaa shalay oo Khamiis ahayd 22-2-2024, maamulka dugsigu abaalmarin guddoonsiiyeen ardaydii ugu sarreysay imtixaanka teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2023-2024 ee ardayda dugsiga Ibnu-Baz Primary Schools Bosaso ee xarunta dugsiga .
Hambalyo, hambalyo dhammaan ardayda dugsiga Ibnu Baz Primary Schools Bosaso, gaar ahaan ardayda kaalmaha ugu sarreysa ka galay imtixaan teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2023/2024 ee Ibnu-baz Bosaso ee xarunta dugsiga
20/02/2024
Talaado: 20/2/2024
Abaal marinta ardaydii ugu sarraysay imtixaanka teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2023-2024 Ibnu-Baz Carmo
__________________________________
Waxaa maantay oo Talaado ahayd 20-2-2024, maamulka dugsigu abaalmarin guddoonsiiyeen ardaydii ugu sarreysay imtixaanka teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2023-2024 ee ardayda dugsiga Schools bnu-Baz Primary Schools Schools Carmo .
Hambalyo, hambalyo dhammaan ardayda dugsiga Ibnu Baz Primary Schools Carmo, gaar ahaan ardayda kaalmaha ugu sarreysa ka galay imtixaan teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2023/2024 ee Ibnu-baz Carmo